Kulanka Fannaaniinta Soomaaliyeed Ee Nayroobi - Qeybta 1aad
Uploader Comments (XasanBurhaan)
All Comments (11)
-
cabdi tahaliil warsame raadyare iyo cabdi cali bacalwaan... waa fanaaniinteenii qaaliga ahaa...
-
waa aniga tuuga xaafada
-
Thanx Hasan 4 posting this video remine me how breve they use 2 b ....special tnx 4 qaasim hilowle AUN 1 of our hero
SOMALIYEY TOOSOO TOOTOO ISKU TIIRSADAEE HADBA KIINA TAAG DARANE TAAGEERA WELIGIINEEEE ........THE OUR NATIONAL ANTHEM
-
wooow dad waaweynaa meesha la iskugu kenay gara ahaan ninkaan taagerada weyn u ahay Cabdi tahliil warsame cimri dheer allaha ku siiyo iyo caafimaad adiga iyo dhamaan hobolada somaliyeed mel kastoo ay joogaan
Laakiin digniin:- nokiyaha damiya markaa wax duubeysaan next time lool
-
CIID wanaagsan walaal XasanBurhaan & dhammaan akhyaarta kale.
-
wow Happy 2see ma Abti n ma Granpa @ de same time I'm proud of u .
I mean Ninka Ookiyaalaha xiran
Shaarkeey100 2 years ago
Walaal waa wariye Yaasiin Ciise Wardheere
XasanBurhaan 2 years ago
Ninka cabdi tahlil dhinac fadhiya Xasan wado miyaa?
Shaarkeey100 2 years ago
Waa "Bacalwaan"
XasanBurhaan 2 years ago