Cali Najiib Duray 2011

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
23,768
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Mar 9, 2011

Waa Heestii Duray Iyo Fanaankii ALi Najiib Hassan

Duraygii Soo Uguma Fidin
Sow Dariishad Laabtiyo
Daaqad Weyn Kalama Bixin

Daal Iyo Dhibaatiyo
Wax U Daran Nafteydiiyo
Soo Doog Iguma Noqon

Dawooy Anigu Yaabaye
Waxaan Ahay Nin Daaloo
Liitoo Dayoobee
Soo Inaan Ku Daawada
Markaan Dani Imey Badin

Dooqaa Layaab Leh
Inan Yahay Daraadaa
Dumar Soo Umaan Nicin

Diihaalka Caashaqa
Daris Soo Lamaan Noqon

Dawooy Anigu Yaabaye
Waxaan Ahay Nin Daaloo
Liitoo Dayoobee
Soo Inaan Ku Daawada
Markaan Dani Imey Badin

Lyrics Bye Abdi Nadiif Ahmed

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (AbdiNadiif)

  • Ninkaa Ilaahey Ayaa Cod Ku maneysatay Sxb Hesihiisa Oo dhan waan Jeclahay inaan dhegeesto mar walba hahahaha

see all

All Comments (18)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • mansha allah codka fannaanka caadi mahan 

  • alla yacizak al fanan Ali najib

  • nice song like it 

  • heestan inaba cadi ma ahan horey waxa u qaday alle ha u naxaristee omar dhuule

    ali najiib si wanaagsan ayu u qaday 

  • wow  ilahay ha ku dayao brother

  • wooow,, caadi maaha heestan,, Walee DOOOQ waa Lala Yaabay,, caleeek

  • heestan waa qatar waan jeclhay inaa iska dhageysta ali najiib waan kadanbeyaahesahisa jacelkeyga horay soo xasuusanayaa woow nice song

  • waaaw waan kahelay heestan tack najiib

  • great songs cali najib future badan ayad ledahay, abwanada waa wyn ee somaliyeed inad la xiriirto weye si ay heeso badan miro fican leh ay kugu sameyan i always listen your albums, and i am your fan heeso badan ayan ka sugaynaa

  • wwwww cali najiib nolow hun

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more