Fahamka Nolosha - Sh. Mustafa X. | 1 of 6 | Tazkiyah.NET
Uploader Comments (TazkiyahNET)
Top Comments
-
allah ha hafido
-
Maan shaa Allah waa sheik aad u balaqo badan
All Comments (24)
-
jasakalaah
-
maasha allah , waxa mahad iska leh allah ee ina siiyey sheekhan nagu fahansiiyey diinta alle luqadeena hooyo marka labaadna umahad celinayaa sheekheena mustafe xaaji ismaaciil haaruun , waxana kusoo gabagabaynaya hadalkeyga sheekh allaha ku xafido adduun iyo aakhiraba wsc
-
Innii uxibukka fillaah yaa sheekh mustafaa xaaji ismaaciil
Allaah yaxfadaka min kulli balaa wa as alullaaha
an yubaarika fii cumrika wa awlaadika wa amwaalika. wa an yarzuquka
xusnul khaatimah! Aamiin
muxaadarooyinkiisa aad iyo aad aa ujeclahay! '' al-culaam u warathatul anbiyaa ''
wsc,
A.
-
ok. cool
-
@shayreh306763 this is somali language.
-
masha allah
-
asc. ilaah baa mahad leh oo sheekhaan diinta noo fahan siiyey iyo siduu umada somaliyeed ugu deeqey wuxuu ilahey barey.. intaa ka dib sheekha waxaan kula talin lahaa ama dhihi lahaa in uu badiyo wacdiga aduunka somalidu wey ky fafatey waxaa badanaya dhalinta ku koraya dalal aan diintooda si fiican ugu fahmi karin ..
-
masha allah baraka laahu fiika qeer aan dhman aan ku alla kusiiyo anagana kuwii ku wana qaata allha naga dhigo
What language?? i not Understand
shayreh306763 1 year ago
@shayreh306763 Somali
TazkiyahNET 1 week ago