Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

SHACABKA SOMALILAND KOONFURTA SOMALIA NABAD AYEY U RAJEYNAYAAN

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
97,453
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Apr 13, 2009

QOFKASTA OO DAMIIR LEH MARKUU ARKO DADKAAS DHIBAATADA HAYSATA RUNTII WUU KA MURUGOONAYAA

Category:

Entertainment

Tags:

License:

Standard YouTube License

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (zerihun2)

  • Nabadu waa muhiim waa shayga ugu qaalisan bina aadmka. Nabad la,aan waa nolol la,aan. waxaa ka socda Somalia ama koonfurta somalia waa wax caalamka aduunka ka yaabiyay, kolay hadaanu nahay Reer somaliland wixii aanu u qaban karaynay u qabanay koonfuurta Somalia.

    mar mar ayaan isyidhaahdaa malaa maskaxdii Somalidu wuxuu ku maqan yahay somaliland, taas micneheedu waaa ilaa aynu utagno wax la qabano waxba ma noqonkaraan dad badan ayaa sidaas aaminsan.

  • Waa runta sxb Miig nabadu waa shey qaali ah waxaana fiicnaan lahayd inay ayahooda katashadaan kuna daydaan somaliland iyo puntland nabada ay haystaan ogadaana inaan labo wadan kala nahay

see all

All Comments (40)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • somaliland hadaaa tihiin maxaa nooo qabateeen meeshaasaa naceeb konfur iyo xaasinimo iidinku jirtaa hadii koonfur nabad ka dhacdo waxaa ka baqdiin waa layaqaaan habaarkiinaana meeshaas nasoo gaarsiiyee inoo duceeya waxqabasho idinkama maahninee idinkaabo is cunee maxaa wax noo qabatiin

  • stupid aya tahay somali is one nation waxan mesha ka bixi uqdad udimo nabada kan ogale aya rabin

  • Soomaali waa Soomaali Koonfur amaba Waqooyi kuu doono ha ka yimaado,

  • @miig2006 BEEN BADANAAA INTEED ISKA JECESHIIN SOW MAAHAN IDNKA HABAR HABARTA ISKU LAAYA. WELIBA WAX IDNKA DAGAAL HOOSAAD XUN MAJIRTO NIMAAN IDN AQOON U SHEEKEE!

  • @miig2006 MAXAMED XAAJI IBRAAHIM CIGAAL AYAA RUNTA IDIIN SHEEGAY, ILAHY HA, U NAXARIISTE, EE DAD AAN WAXBA MAQLEEYN BAATIHIIN, WUXUU YIDHI S/LAND WAXAANU KU SUGAYNA ILAA SOAMLIYA INTEEDA KALE ISKU IMANEEYSO BEEN KAMA SHEEGAYO BBC DA AYUU HADALKAA KA YIRDHI MARXUMKA TAARIQDA DIB U BAADH,. HARGEYSA LAND HA NOOLATO SOAMLIYA WEEYE. QAATUMO LAND AWDAL ALND_PUNTLAND. WAXAAS OODHAN WAA DAL IYO DAD SOMALIYEED MAASHA ALLAAAH.

  • SOMALILAND TII AAD SHEEGYSEEN WAATA LA, FASHILAY, LAGA DHEX ABUURAY. MAAMUL GOBOLEED YO DHOOWRA SIDA AWDAL LAND_ QAATUMO LAND_ AWAY MARKA MAQAAXIDII WAATAN KALA HOOHOOBATAYE? SIILAANYO AYAA BAHASHA SIDAA U GALY ISAGA WEYDIIYA* AQOONSIGII DAAQADUU SAARANYAAHY AAD NU GU DAALISEN AAAAAAAAAWAY AW SIILAANYOOW ? KKKKK EHEHEH

  • BUUBAA WUXUU YIDHI SOMALILAND AY GODO DAAYE INAGAABA GO,ODOON KUJIRNA*** SAWIRKA WILKA GEEDKA KU XIDHAN KAN KALENA QORIGA LA, DULTAAGANAHAY TAAS AYAAN SOMALILAND AAT SHEGAYSO U, AQAAN,

  • waxaan somaliland istusiintaa baa ka yaabay hadaad kheyr samaynaysid oo ay show off kaa tahay cidi kaama aqbalayso ee waxwalba dar alle u sameeya idinkoon qofka waji ka sugaynin waxan joogaa bosaso walahi been ma sheegayee shacabka halkaan jooga siday marwalba ugu duceeyaan walalaha koonfur ma maleen kartid masaajidka iyo suuqyada meelkasta haweenka dhaman illaah bay uga baryaan somalia oo dhan inay nabad iyo midnimo helaan, waxayna ka yihiin ilaah dartiis not istus iyo is mqashiin

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more