Qaboojiye: Innan yahay......with lyrics.......

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
21,972
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on May 6, 2008

http://tinyurl.com/ybuwwyn

Good song......
I got da lyrics frm somalilyrics.net. good site n thanks to them....

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (craxmaan10)

  • Inanyahay gob baad tahay Gob gobi dhashaad tahay Gacal iyo xul baad tahayee Haween gola istaagoo Heybad gaar ahaaneed Guulaheenu siiyoo Loo geed fadhiistoo Gudi ay ku kulantoo Gola laysku siiyoo La gudoontay baad tahay Gaari dhaban leh baad tahay Xilo geesi baad tahay Inan aroos laguu gamgaamiyoo Gamankii fardood iyo
  • Geel istaahil baad tahayee

    Gacalo hooyadaa baa

    Sumad gaara bixisoo

    Mid is gaarsan baad tahay

    Guurkoo hagaagiyo

    Ducaan kugu galbinayaa

    Guleeyso waligaa

    Ku nagoow guri ladan

see all

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ***HABEENKII QABOOJIYE*** on the 29 of July

    VOLUME PARK ROYAL

    MINIRAVE ROAD NW10 6HJ

    London, United Kingdom

    entry 10 including free shishaaa don't miss out on this amazing chance to see the kind of stage qaboojiye.

  • waxaan heesaya samatar aan umaleyn jirey

  • @kclevink haye haye

  • That ,s me !

    Gabarpuntland1991

  • Aryee ma wax baad ka bedeshay heesta ,,,,maxaad ka faygartay oo wakhtigaaga is ka ga wastay lol sawta video erayadu ku qoranyihiin

    anyways haber jeclo iyo somaliweyn noolaadaa :)

  • waaaaw waa hees jirta noolow qaboojiye

  • qaboojiya is sik

  • waaaaaaaaaaaw waxaas aa kaa amaaan sida ay u fiicantahay in gabarta sharaf loo bixiyo waan kuu habalyeeynaaaa qaboojiye

    loooooooooooolz

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more