Waa waraysi ay BBCSomali la yeelatay Odayga ka muuqda sawirka muranka dhaliyay ee Barack Obama xili uu booqday Wajeer oo dharka dhaqanka loo xiray socdaalkiisii uu ku tagay Kenya 2006da
Somalaay....waxa wax walba noogu wacan waa Jahilniamo....Jahilnimo aynan Ogayn inaynu Nahay xataa Jahiliin....Marka kowaad walalyal ,,,sida aad Tirahdeen Odaygau waa wayeel ... waxana Laga Yaaba Qof aan Diin Iyo Aqoon Lahayn Inuu Yahay.....Marka Hala Yabina ....Haduu Qaldamo....Tan kale Hadaa diinta difaacaysan idinka ku dhaqmo ,,,,Kama Raali aha diinteenu in qof la caayo المسلم من سلم الناس من لسانه ويده
adiga hala yaabin yaabina waa qof wayn oo waayeel oo aan si fiicana u aqoon diinta islaamka waayo diinteena hadduu ku jiro obama wuu liibaani lahaa diinteenuna waa haraf wwana ta kaliya ee xaqqa ah
Odaygu khalad weyn ma dhigin'e nin sanator maraykan ah oo aabahiis kinya udhashay ayay dowlada kinya wajiir ugu keentay duq dhugow oo ah madaxa gudigga nabad-gelyada beeshaas wajir. Sidii horey dunidu isku soo dhaweyn jirtay uunbuu yeelay'e maceeb kale ayuu dhigay? In uu doofaarkan Obama xunyahay waa lawada ogsoon yahay, lakiin ninkan xumaantiisa wagaas mayna soo shaac-bixin, oo xiisad midabeed ayaa waagaas taagnayd... Alla maxaa somali ugu riday dorashadiisii '08
U.S.A vs non-whites & Islam
gurmad911 3 months ago
odayga waxa dharka loo soo galiyay ay qalad tahay waana arin xun obaama
waa nin wasaq ah
maxamedxxx 8 months ago
odayga waxa dharka loo soo galiyay ay qalad tahay waana arin xun obaama
maxamedxxx 8 months ago
Somalaay....waxa wax walba noogu wacan waa Jahilniamo....Jahilnimo aynan Ogayn inaynu Nahay xataa Jahiliin....Marka kowaad walalyal ,,,sida aad Tirahdeen Odaygau waa wayeel ... waxana Laga Yaaba Qof aan Diin Iyo Aqoon Lahayn Inuu Yahay.....Marka Hala Yabina ....Haduu Qaldamo....Tan kale Hadaa diinta difaacaysan idinka ku dhaqmo ,,,,Kama Raali aha diinteenu in qof la caayo المسلم من سلم الناس من لسانه ويده
Duqdaa 8 months ago
adiga hala yaabin yaabina waa qof wayn oo waayeel oo aan si fiicana u aqoon diinta islaamka waayo diinteena hadduu ku jiro obama wuu liibaani lahaa diinteenuna waa haraf wwana ta kaliya ee xaqqa ah
waakumakani 1 year ago
shit, odaga dhageyso goormaa diinteena aflagaado noqotay shit
saas ow somali kushegaa war baro diinta xoolayahow xooluhu dhaleen
boharsvizzera 1 year ago
Odeyga Owbama ayuu la wal walsanyahay inuu ka dhiiqiiyo jaga diisa ma oga Obama inuu yahay bani aadam xaara oo kaadsha haleeyana ardadii ilaahay suu xaar iyo kaadi ugu waday ariyulaahi baraar dheh u xir dhar hadda kkkkkkkkkk
bulshoqanciye 2 years ago
wuxuusan ahayn lagu sheegaayo kulahaa.. Duqa waaba waalan yahay, Anigana laygu daray kulahaa
jamhuurka 2 years ago
i really wish i knew what was going on here
cwalker9409 2 years ago
walalo anshaxi iyo isku xishoodkii xage ka aday???
oday ku siman dada awowka ama abaha ayaad intaas oo aflagada ku turaysa...
ilahay ha ku hanuniyo....i pray for your poor soul.
princeduechamp 2 years ago