Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Daawo-Gabadh ku dhibaataysan hargaysa oo aan ehel iyo walid lahayn

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
110,095
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on May 4, 2010

No description available.

Category:

Travel & Events

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • Walaal Rabbi Kabaq Qabiilkana iska daa aniga kuma caaynayo balse waxa wanaaga ah ayaan kuu sheegaa, walala Ogaaw in Qabiilkaa Aakhiro wax kuu qabayn qabiil iska daaye Hooayadaa ayaa kala cararaysiin maxaa marka qabiil ku falee walaal Alle ka baq uu u ducay walaashaa Muslimada ah ee Soomaaliyeed Hadii aadan wax u awoodin. Ogaaw iyada iyoa di Rabbi waad u simantihiin dhibka Alle inta ka qaado ayuu adi kuu saarin kara marka walal jees jeska wa wax awsan Alle ogolayn Baarakallah Ina Cafi ado raliya

  • axx :( ilahay haa kuu cafiyo walalshay

see all

All Comments (103)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ilahey haku caafiyo abaayo caafimaad badan ayaan ku rajeyn insha allah

  • can u pliz assist her youtube fans ...your contribution towards is highly and am really moved by what happened to this lady

  • @Liibaan1990 respect ur self man uff! No one is talking about pussy......dirty minded!........

    Allah ha'u gargaro miskiinta......amiin

  • illahy haa uu naxiiristo my somali isn't good but may allah have mercy on her

  • @liibaan1990 LIIBAAN walal isku xishood. ILAAHEEY luga uma wayin ee waa iska aduun imtixankiisa. Abayo mcn ilahey haku caafiyo, marnah ilaaheey naxariistisa haka quusan walashiis.

  •  Asc wr wb,,,,,,,,,,,,,,, Dhamaan..

    Walaalkeen nosoo gubiyay Gabadha walaasheyn Warbixinteeda, Qeyr allah haku siiyo, Marka labaad, Gabadhan Walaasheey, ee hodan Guutaale, Walaaley, Allaah hakaa kiciyo, Xanuunka, Umadana Allaah hakaaga dhigo, kuwa Ku Gacan qabta, oo kuu noqda ehel iyo Waalidba, Walaasheydaay, Anigaa, Dar allah ku caawi doona, insha-allaah, ,, Qeyr baan idinku dhaafay, Walaalaheyga somaaliyeed, Dhamaan, Wcs wr wb,, Wabilaahi towfiiq..!!!

  • walaahi sidaad ujeedaan waa gabar da, yar ah waxay ubaahantahay mustaqbal ...... qof Alla qofkii wax tari kara gabadhaan wax ha u qabto .. ajirkana Alle xagiisa ayuu ka sugaa,,, koleytabo qof Alla wixii uu baxsadaa ayuu Alle la hor tagayaaa maalinta qiyaamo ....mahadsanidinn

  • Allow ugargaar gabadhaan walaasheena oo dhibaataysan ee caafimaadkedii usoo celi ....dhaman umada somaliyeed waxan ka codsanayaa qofkii awooda inuu wax uun tara walaasheen inuusan ka hagran Alle ayaana ka abaal marinaayo insha alaah

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more