Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

DHACDA UGUB AH #22 - Sh. Muhiyadin - Dadkii Amxaaradu Qafaalatay

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
23,282
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon
  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • DADKA CIYAALSUQA AH oo sheegayaan keydmedia in ee Dhex Dhexaad ayeyn, hada fiirsada Video-gaan!!! Dad Xun Qabiil walba baa laga helayaa, marka waxaan dhihi lahaa dadka Qabyaaladdu dhiiga ugu jirto in ee Cudurkaas iska Daaweyaan!!! KEYDMEDIA NOOLAADA

  • @tytyrd

    waxaad ssdf ku sheegtay waxay ahayd Koox Qabiil usku aruursatay oo isku juufo ah dhiig yacabkii C/llahi Yusuf oo Amxaarada wadan soo galiyey baa madax u ahaa.Wax aad ku sheegtay ssdf waa kuwi Siyaad Barre la soo saftay. Waa kuwi dhigyacab Moorga u reer Hargeysa ku fasaxay oo aay Bililiqeysteen shacabkii Reer Hargeysan ka dhigay mid ay dilaan iyo mid ay Qaxiyaan.

    SNM,waxay ahayd Jabhad Xoriyad doon ah oo u kifaxaysay Xoreynta dalkooda iyo dadkood. .

see all

All Comments (10)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ninkaan wuxuu dilay dad aanwaxba galabsan oo uu qaraabo layahay asagooleh waa gaalo qaar xitaa guryahooda ayuu ku dilay qaarna ayagoo masaajida kasoobaxaya

  • walahi qabiil waxba ma taryaan ee somalidu ha oogato

  • cabdi xasiis dabadheere iyo general daba dheere.. waxan idin leeyahay ilahay ha idin dhawro waxan loobahan yahay qabiilka saan oo kale in uu u adeegsado. farmaajo waxa loo eryay waxa la ogyahay in nin mareexan aha uusan yeelayna in wadanka waxa loo dhimo ama la gato waad mahadsan tihin

  • waqtiga ninkan la wareysanayo waa waqtigii maxaakiimta islaamiga ee hogaamiye uu u ahaa sh shariif sh axmed, waqtigaa al shabaab wax la yiraahdo ma aysan jirin, ninkan sheekhan hadda waxaa laga yaabaa inuu ka tirsan yahay AL SHABAAB, taasoo micnaheedu tahay ninkii madaxda u ahaa waqtigaa sh shariif ayaa hadda waxaa laga yaabaa ninkan(sh muxyadin) inuu u yaqaano MURTAD sh shariif kkkkkk, marka somalida dhibkeeda ma dhamaato, shalay shiikhoodii maanta waa u gaal, waa u murtad kalmadaha cusub

  • @tytyrd HISTORY WILL REPEAT IT SELF. THOSE WHO ALLIED THEM SELFS WITH THE ONLY ENEMY OF SOMALIA HAVE NO PLACE IN THIS GREAT SOCEITY.

    (SSDF) (SNM) AS THEY HAVE DONE IT PAST THEY DID IT AGAIN BY GIVING THE PORT BERBERA TO HABASHA AND BRINGING THE HABASHA THE GREATEST SOMALI ENEMY INTO SOMALIA.

    AGAIN HISTORY WILL REPEAT ITS SELF (SSDF) (SNM) WOULD SUFFER THE CONSEQUENCE OF TRAITORSHIP.

  • masha allah general kurtun halyeey somaliyeed. taarikhdana weey xusi wixii jab ahaa aad u geeysatay mahbarkii iyo amxaaradii waaga is baheysatay hadana marlabaad isa soo baheystay. ilaah hakaa abaal mariyo

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more