Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Wargelin (11/21/09) Wiilal dad weeraraya, haweenay Madaxweyne?, Nicholas Cage, SOS, Dharbaaxo & more

Loading...

Sign in or sign up now!
20,156
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Nov 21, 2009

http://www.wargelin.com/?p=272
Wargelin Wargelin (11/21/09) Waa mar kale iyo Barnaamijkii la wada sugi jiray todobaad walba iyo Wargelin. Todobaadkan waxaanu kusoo qaadanaynaa qeybo kala duwan oo idin xiiso galin doona, haddaba yaanan hadal idinku daalinine aan idiin faahfaahiyo.

Waxaan idiin haynaa Video ay dhallinyaro Soomaali ah ay iska duubeen iyagoo dad ku weeraraya dariiqyada magaalada St Paul iyo Minneapolis ee Maraykanka, taasoo ay dad fara badani ka caroodeen, waxaa kaloo idiin haynaa waraysi aan la yeelanay ninkii ugu horeeyay ee isu soo sharaxa gudoomiyaha xaafada 6aad ee magaalada Minneapolis, dhanka kale waxaa todobaadkan soo booqday burcad badeeda Soomaaliyeed ee ku xiran xabsiga Mombasa, Kenya qof caan ah.
Dhanka kale waxaan weyniinay Kobra Keyse haweenay Soomaaliyeed madaxweyne ma noqon kartaa?, barnaamijkeena maanta kama marna waxyaabaha idinka yaabin doona ha noqoto qeybta "Maxay ka wadeen markay samaynayeen!!!" iyo waliba fiidiyoowga todobaadka oo isaguna xiiso leh, intaas iyo in kaleba waxay ku jiraan barnaamijka maanta oo ah todobaadkii 6aad.

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (18)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • i hope someday i will be able to help my country somalia

    thank u Wargelin show your are the best

  • Insha Allah, Mohammad Cali keep on walaal ee haka daalin dadaalkaagi.you are one of the best Somalis, dadaal walaal.

  • Burcadku waa xaaraan waxay sameenayaan, lacagtaas xaaraanta ah ogaada waa la idin waydiin doonaa yawmal xisaab, dadka aad afduubka ku sameyneysaan lacag awgeed, waa xaaraan ah. waxaa intaas keeney waa Qabiilka baas, dagaalka,faanka badan,doqonimada, kibirka, qaadka, khamrada, jaahilnimada, weliba waxaaba Soomaliya ka sii daran waa soomaalida dibadaha joogaan, kuwaa shaqeeyaan waa ku yaryihiin. waxaad arkeysaa niman meel banaan ah khamro iyo qaad la fadhiyaan oo ka warqabin caruurtooda iyo xaaska

  • Iam Somali and this is shame to this young Somali man, what they are doing is 100% wrong, if they dont behave like a growing man, and show respect to outhers,then just send them back to Somalia with their parents.

    War is ku xishooda, waxaad joogtaan waa wadan kale, ee Soomaliya mahan, iska dhaafa gardarada oo mustaqbalkiina ku dadaala, haddi kale ku noqda Soomalia asxaan ma qabtaan iyo xishood toona.

    Waxaan caruur mahan waa niman waaweyn oo sidii caruur oo kale wax loo sheegayaa, waa doqomiin.

  • Nin ka wariyaha ahi afka somaliga mayaqaano miyaah markuu hadlayo waxaa lamoodayah qofkaftamayah oo aan serious ahayn. sharciyada saxafadah, media ha buusan aqooni to be a news reporter you must be an effective speaker and that language has to be clear. Waxuu u hadlayaah si jilicsan oo ad moodo in uu kaftamayo. iska hagaajiyah luuqadah markaad ku hadlaysaan

  • Waxaan aad ugu qoslaa ninka wax dilaya, wax dhacaya, wax kufsanaya, ninka cadaalada neceb ee haddana marka gabadh iyo kursi la soo hadal qaado boodaya.Tuug gadhweyn Somali dhibaato aad u badan buu u keenay. Tuug gadhweyni kuma dhaco inuu ajenebi caayaya, ama dalkiisa dhacaya, ama caruurta somalida faraxumaynaya kuma dhaco inuu hush yidhaahdo. Haddiise gabadh soomaaliyeed juuqq tidhaahdo tuug gadhweyni waa soo boodayaa, oo cay iyo aflagaado ayuu la taagan yahay.

  • @galansummer

    Caqliga ILLAAHEY hakuu daayo, caqligu waa deeq wanaagsan, waa nimco Rabigeen qofka uu doono siiyo. Wiilasha soomaaliyeed ee markay caydhii maraykanka ka dhargeen, xejin waayey ee dariiqyada is baacsanaya, dadkana dhibaateynaya wixii ka soo baxa bay leeyihiin. Jeel baa kuwaa u sugnaadey, jeel America ahna waan ognahay waxa ka dhaca- nasiibkood haddii ay garan waayeen nimcada ku shugri naqa

  • naa iga fariiso meel gurigaaga iyo ilmahaga aya kugu filan jago iyaga koobka ku qaado Allahba kugu ma talo galin walal ee bal joooooooog

  • 21:00 - 25:00

    Kobra adna ma kursi doonbaad tahay? mise waxaad doonaysya inaad umadda wax u qabato?

    inaad 8 caruura dhasho oo wax barto oo sifiican u tarbiyayso inta aad awoodo ayaa walaahi uga wax tar badan inaad kursida inaad madaxwayne u noqoto ! waayo waxa laysku dhaafay waa tiro badni iyo aqoon

    Dumarka somaliyeedna wax bar halkaad kala tartan siin lahayd ragga .

  • kobra walaasheey runbaad sheegtay gabdhaha chance siiya diinta ha ku qaraabanina diinto ma waxeey dhigeeysa in dadka la dilo raguba dadkeey dilaan caruurteey xasuuqan dumarka u daaya siyaasada inleey maskax aan dil iyo boob aheeyn ragii laga waaye

Loading...

0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more