Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Soomaalida Maantay (Somalia Today) #15 - Jaamacadaha Muqdisho: Bilad Sharaf bey Mudan yahiin! [HD]

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
17,072
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Apr 27, 2011

Daawade maa aaminsaneed in Muqdisho oo aad maalin walba ka maqasho warbixin ku saabsan dagaal, musiibo iyo dhibaato uu ka jiro horumar ceynkaan oo kale ah oo la xiriira dhanka waxbarashada.? Fadlan aragtidaada noogu soo dir Facebook ama Youtube.

Copyright © 2011 Keydmedia Production & Somali Media Agency. All rights reserved.

Tags:
Keydmedia / Soomaalida / Maantay / Keydmedia.net / Somali / Today / Muqdisho / Jaamacad / Banaadir / Iskuul / Mogadishu / University / Xamar / Dagaal / Wax / Barasho / Waxbarasho / Hees / 2011 / 2010 / Worldwide / Somali / Students / Operation / Restore / Hope / IT / Education / Acount Managment / Nurses / Healthcare / Somaliland / Puntland / Galmudug / Hiiraan / Hargaisa / Garoowe / Boorame / Madino / Hospital / Sahal / Hassan / Ali / Said / Hassan

  • likes, 2 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • masha allah Keydmedia masha allah mar labaad waxaa tihiin ragg dhiig soomaaliyeed leh masha allah. Media Somali ah oo idin gaarto MAJIRTO!! taas waa hubaan fadlan no si wada shaqada macaan.

  • Maasha'allah! Ilaaheey Wadanka Somalia oo dhan nabad, waxbarasho, horumar iyo barwaaqo ha siiyo! Amiin

    Shacabka Muqdishu aad iyo aad ayeey udadaaleen hadii ey Muqdisho oo arinteedu marba si tahay ey waxabarashadoodi siiwataan!

    Ilaaheey nabad Muqdisho & Somalia oo dhan ha ka dhaliyo, amiin!

see all

All Comments (13)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @dagaalyahaanzz i wouldnt suggest for you to go back is unsafe and somali dont care who helps them or care for them everyone is enemy

  • odeygan in somalia o joogo maloo maleeyo..2fat.lol

  • mnsh allh

  • mashallah allahow noo barakay wadankeena nabad haa noo noqdo somali diib aa dax maray allaha naga saro hee xamar cadeey xeebteeda uu xisayee

  • masha allaha

    

  • Mansha allah Aad ayan ugu farxay Mas uulka sida wanagsan oo uu u sharaxay waxbarashada ka jirto Jamacam plasma.

    Waxan illah ka baryaa in uu dhalanyaradiis xifdiyo. Ayagane ay noqdaan kuwa wax barto dadkane wax u qabto

  • Maasha Allaah waa horumar lagu farxo Allaah ha inoo sii gargaaro Soomalideena.. Ka shaqaynta horumarinta waxbarasha waa badbaadinta ummadda. Allow Soomaaliya u gargaar. aamiin

  • B,R,R waad salaamantihiin dhamaan soomaalida dhamaan mid gaar ahaana KEYDMeDIA Mogadishu sharaf ayad leedihiin, aan u dhaadhaco muhiimada commentigaan waa ssura gal in ey waxbarasho ka jirto ama ka jiri karto Mogadishu maxaa yeelay dadka somaliyeed ayaa allah subxana wa tacaalaa ku maneystay kartideeda hadana waa mogadishu iyo isha somaliya ama hooyada wadanka hadeynaan dadkeeda u horseedin ama u dhabar adeygin horomarka ay noqon lahayeed meel laga hayaamo gabi ahaan soomaaliya.viva KEYDMEDIA

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more