Fadlan Aqriso halkan.
Abdulle waa Wiil Soomaaliyeed oo ku xiran dalka Denmark kuna xiran si sharci daro ah dhibaatooyina loogu geestay xabsiga uu ku xiranyahay fadlan si uu xoriyadiisa u helo ku deeq saxiixaaga meel kastood caalamka aad ka joogto guji halkan hoose si aad u saxiixdo Petitionka:
http://www.thepetitionsite.com/1/freeabdulle
Waxii kale oo faah faahin ah oo ku saabsan arimaha abdulle ka aqriso mar walbana kala soco websidekan hoos ku qoran:
http://www.freeabdulle.info/
Thanks
Presented by: SPDC, MRD, Allgalgaduud Media & Free Abdulle
Link to this comment:
All Comments (0)