HEES KAWAANKII DADKA
Top Comments
All Comments (133)
-
mansha lah great song faniinta waxan ka codsanaya inay badiyaan heesaha wadaniga ah ee dalka iyo dadka isu soo dhawayanaya cadowgana ilgar hala isaga eego
-
wiilashan walaalaha ah looma geli karo kkkkkkkkkkk,,,,,,,,kooxda qayla dhaan noolaada.
-
Haa somalida qaarkood waa jaahiliin oo qabiilka way sheegaan lkn waxba iskuma taran, marka waxaan dhihi lahaa qabyaalada iska daaya idinka qaxoti ahe. aanku dadalno saan ku midobi lahayn.
-
why do you have to bring Qabiil you gays are sick and need treatment this is Abwaan so why say shit things about Mareexan mindless get live losser don't get busy on people
-
Dalka waxaa u hari kii Dacadee Kii Diir Naxee Dhiig Daadineen nacam insha alaah wixi daahaa qayr ku jiraa somalia guul iyo Gobanimo
-
@almuhamadi1 kkkk horta sxb adoo maangaab ah maa ila doodaya, horta waa la fiiriyaa qofka inuu mustawahaaga yahay. baarintaanka yaa sameeyay toloow ma ciyaar jecelbaa sameeyay. isku day marka danbe inaa si ninwayn u hadashid oodan sidii mooryaanta u hadlin. marka waxaa ku dhaho ma aqaan isku caqli iyo isku dood iyo isku mustawana manihin marka bal iska nac naclee. anigu mareexaan ama majeerteen ama qabaa'ilada somaliyeed wax ka sheegi maayo oo dad fican iyo dad xunba way leeyihiin
-
baaritaan la sameeyay ayaa waxaa lagu ogaaday in mareexaa uu ka wadanisanyahay ama uu ka daacadsanyahay majeerteen , kkkkkkkkkkkkkk, baaritaanka waxaa sameeyay dad ka madax banaan labada lafood , rumeeso ama ha rumeesan .
@macaanjecel1 Mareexaan afkaga ka dhig, Kismaayo Mareexaan baa leh isaga ayaana ka taliyaa...markay shalay dawlad lahaa oo qaran sharaf leh la ahaa, waxaa la lahaa mareexaan baa landcruiser wata. markaad dalkii giddigi burburiseen oo dadkii oo dhan aad qaxiseen, haddana mareexaan baa faraha ku fiiqsiin miya?
orodo dameerkaga iska raac, mareexaan baad ku waalatay...SUBAXALLAH!
manchester2064 1 year ago 3
this's my song i like it style huuuuuuuuuuuuuu hiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii
duqbilow 1 year ago 2