MEEL LAGU DAGAALOO
DIRIC DHIIGII DAADSHOO
OO DALKA CIIDANKIISII
DOOXEEN CADAAWAHA
DURBA GUULO BADAN IYO
DEGMOOYIN AY XOREEYEEN
DOQON CADOWGU SOO DUMAY
DURBAAN UU U GARAACA
DABADEED YIRAAHDAA
DADWEYNUHU HA SOO BAXA
DOOLARBAAN SAIDAAYEE
DORASHAAN GALEYNAA
DANEYSTAA I SOO DIRAY
ANNIGAA DALAALOO
DALKAA NOO GADAAYAA
DANYARTIYO CARUUTIYO
DUMARKAAN GO'AAYANA
DANI NAGAMA HEYSEE
DAKANADA KUWAAN GALAY
NOOMA DIIRNAXAAYAAN
DIBADA BAXA DADWEYNOW
DAARTEY DHEX-JIIFAAN
IYAGU AY ISKU DOORTEEN
HADANA AY KA DOODAAN
DANAHOODA GAARKAA
SHIRQOOLADADA KA DUMAYAAN
WAA IN LAGU DUNSHAAYOO
DIBADA LOOGA SAARAA
DARUURIHINA MEY CURAN
DALAGIINA MUU BIXIN
GUGAAN DOOG LA WAAYOO
DEYRTII DHAWEYDNA
DHIBIC ROOBI AY DA'IN
DUUNYADII IDLAATO
DADKII WEY LE'ANAYAAN
DAMIIR LAAWE MOOYEE
SOOMALI DAACADA
DANTA GUUD ILAASHAHA
XUKUN DOONIMAAYEE
DIFAACBUU GALAAYAA
DULINIMO HA YEELINA
SOOMAALAY DIGTOONOW
DABADHILIF HA YEELINA
DAWLADNIMANA LAMA RABO
DALKA HORUMARKIISEE
SOOMAALIYA IIB WALIGEEDNA NOQON MEYSO ; ee guubaabadu yeeysan INKAAR noqoon!!.. Somaliya Alle hanoo nabadeeyo Aamiin .
micnamalahan 3 weeks ago
waaaaaaaaaaaaw aley lahe waad kabax sateen heesta caadi maahan
gacanbistoolo 1 month ago
waaaaaaaaaw heestan waa heesta heesaha ugu heesato aad baan uga helay
AmRaNist 3 months ago
Waa hees Cajiib ah oo dhab ka hadalna ah afkaaga caana lagu qabay XUseen shire jaamac iyo cabdi diini i all Love you as well as xaawo kiin and Cabdi shire.
maalin51 3 months ago
wooow all somali's need to lesten to this song wooooooooooow
722mohammed 4 months ago
Wow dis song is amazing really i like it thanks guys
LOLALILLIS 4 months ago
2 PPL DISLIKED THIS SONG..BUT GUESS WE DONT NEED U..GET LOST
hanadcadi 5 months ago
amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
mandhere 5 months ago
ahahahahah....
Hargeisa143 5 months ago
waxaana nahay dad marki dantooda loo sheego umooda in been loo sheegayo ilaahow naga dhig kuwa dantooda ogaado insha allah
diamond6156 6 months ago