Sulfa Hees
Uploader Comments (zerihun2)
All Comments (100)
-
Waa Ethiopian
-
zerihun2 bro heesta aaad ay umacdahay in kastooo qofka lasaaray uuuw san ahayn zulfa dhan walba waa ay ka macdahay ee viva sxb
\
-
masha alla so beautiful!!!!!!!!!!!!!
-
bal ceebtan ceebtu keentay eega ee fanaaniintii soomaaliyeed iyo ajaanibka raba inuu dhalinta ku qaldo......adeer sulfa hilqadana ma xidhan jirin sida uu u eeg yahayna waa naqaan ee plz ka daa waxan aad isku dul duubayso een isl lahayn
-
adeer wax walalan mesha ma jogaan heestana ninka caadi ayuu u qadayaa lk sulfa ma ahan dheh waa lasaray oo kiyalka maad kaso taktay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkk -
aw geedi shambooya lagu guuri'haayee...who is aw geedi shamboo? Tolow ma ninka singer ka qaadayba inanta? lol love the style of the video, singerkuna dhafooradi ayuba is qabtay v.emotional..only thing is reer xamar dialect is hard to understand for me:( nice tho love the song.....
-
ninkaan cabdillaahi zulfa ma aha, ee heesta uu marlabaad qaaday mana xuma
-
OVerall nice music includng dat busty chik in da vidw damn she all natural
includng dat innocent tree she sittin on
-
Well done
-
AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAW
WWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWW
dad walan aya tihiin kuligiin marka ... isku xishooda qofkii samayay na wa qof walan heesta waa la korsaray ee ninkan wax u qaadayo majirto marka ... ..
wadaninimo1 1 year ago
sxb anigaa sameeyey mana waalniye maad habarka iga deysid
khayr ilahay haku siiyee
zerihun2 1 year ago 2
@wadaninimo1 saaxiib adigaa waalan ninka heesaya ma aha ZULFA isumana dhawa kanaa ka cod fiican zulfa codkiisa waa ka qafiifsan yahay ama ka dhuuban yahay sidaan ,ninkaan waxaan u maleynaa inuu ethiopian yahay codkiisana waxaa ku jira vibration oo macaan ka dhigaaya,aniga iftin saaxiibadey waaye,saalax,shankar,sheekh cabdi,sugulle,sharkanoole adiga madax adeega dhaaf,iljeex maad tahay intaasna kaftan u qaado kkkkkkkkk bye
TheWaiting22 1 year ago
@TheWaiting22 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
zerihun2 1 year ago