Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Waa Boqol yahuuduye - Dahir jamac - Lyrics

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
21,504
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Feb 18, 2011

Heestaan lagu magacaabo waa boqol yuhuuduye ama Israaiil waxaa hore u qaaday fanaanka Soomaaliyeed ee Xasan Aadan Samatar haatana waxaa soo cusbooneysiiyay Fanaanka Daahir jaamac uu ka mid ah kooxda Xarbi ee Xoogga dalka Jabuuti ayna walaalaha nahay , Waxaana u dhiibay abwaankii heesta aliay hore oo la yiraahdo Ali Gaab ,

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • heeskaan waxa uu la socdaa hadba waqtiga lagu jiro .. Tuduca ah '' Israel ma boobeen Carab uma bareereen nabad kuma bariisteen ; beeydkii illaahiyo barxadii Rasuulkii CSW waxaan loo baneeyn iyo bakhti kuma dhex kariyeen ..

  • heestaan waxaa horay u qaaday fanaan keena wayn xasan adan samatar cajab cajab

see all

All Comments (8)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waxaa laga yaabaa in heestan la macneeyay oo soomaaliya laga jaaseeyay micnihii hub laga haqab tiray bada sun barigana qanaabil miinooyin qori iyo hogaamiye yacni halaagayaashii soomaaliya ssssss iyo alllll iyo qabqable oo dhan waan fahmay waxa keenay god abeeso ayaa gacanta lagaliyay ayadoo goday horaysaymaantaan fahmay dulucda sheekada shanta soomaali khtarkhatar haaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • Heestan waa macno badan tahay fanaankaana si qiireesan buu I qaadey

    Fanaanka weyn ee soomaaliyeed codkiisa lama gaarikaro waa xasan a samatar heesihiisa waa laqaadey laakin nin codkiisa wax yar soodhaweeya waa lala yahay cod dhameestiran dhinacwalba aduunka ma jiro Fanaan 40 sano NO 1 ah aan samatar eheen

  • Burka kuu dhexgalayee

  • ALLAH HA KOO NAXARIISTO BROTHER.

    

  • REAL SOMALI REAL WADANI NINKAN BAA HEESTA 1 QAADAY XASSAN ADAN SMATAR WAA NINKEE 2BAAD EE QAADO. I THINK THIS IS 1981 I WAS ONLY 3.

  • ninkan ilahay haw naxariisto wuu dhintay anoo yar 

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more