Ilmahii Isku Dhaganaa Oo La Keenay USA

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
96,967
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jul 17, 2010

Somali TV Of MN

  • likes, 3 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • MASHA ALAH GOOD TO SEE SOMALIS HELPING EACH OTHER SUPORTING ONE ANOTHER THIS MAN IS MY ROLEMODEL

  • ilaaheey ajar haka siiyo qofkii wiilkaa ka dambeeyay keenitaanka carruurta iyo hooyadood, ilaahyena ajar haka siiyo dhammaan dadkii gacanta ka geystay keenitaanka carruurtan Wallaahi anoo nin raga ah ayaan ooyay markaan arkay arrintaan waxaan la ooyay farxad, war soomalaiyeey toosa oo is caawiya iskana daaya dagaalka iyo qabiilka oo sharafteenii dib usoo celiya

    Waad mahadsan tihiin.

see all

All Comments (33)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • this is why i can't hate my people in a second. I LOVE YU guyz

  • ilaah haku amansado ilmaheeda

  • maaxay ur a legend bro..ilaahay khyr haku siiyo..

  • Ina-Abtiday Canab oo ay dhashay aabahay walaalshi Xadiyo Aadan oo mataano,cay'sha iyo Aamina, dhashay!Maansha'Allah Soomalinimo ayaan dareemay,marka aan daawaday.

  • tears in my eyes walahi ilahey hau fududeeyo easy maahee  thanks maaxow bilad sharaf ayaad mudan tahay

  • mansha allah ayaaa la yiraaahdaaa wax kastoo kugu dhaca xanuun mise caafimaad boqorka ayaaa ayaaa haya markasta waxaaa la dhahaaaa alow caaafimaad isii anigana waxaaan ale ka baryayaaa kuwii caafimaad ku waaara alana ha'u fududeeyo Aamim Aamin

  • ALAA WEYN waxaan la ooyey walaahi waan soomanahay manta sida ilmahaa wax loogu qabtay waxa u dadaalayna ay yahiin rag somaliyeed maax iyo siyaad ilaah ha idin dhowro inta la dadaashayna sidoo kale somali ilaah ha ka dhigo kuwii mar walbaa is taageero waxna isku qabta aduunka waa wax yar muslina waa nahay marka ilaha ha la xasuusto mar walbaa oo xumah somalida dhexdooda yaalo ilaah bogooda burcad ha isku mariyo

  • maaxay walalakey macaanow qeyra alaah ku bsiiyo mid aduunyo iyo mida aqiiro aad ayaan kugu duvceey marakasto ilaah haku aqbalo amiin amiin

  • Ilaah baan u waydiinaynaa inuu ka Abaal mariyo Walaalaheen Maaxay iyo Siyaad Ali oo kala shaqeeyey keenidii ilmaha USA.

    Soomaaliya ragaasoo kalaa wali ku jira Guulaysta.

  • WALAAHI THUMA WALAAHI HADII SOMAALIDA 100 NINKAN MAAXAY OO KALE LAGAHELI LAHAA SOMALIA XAL AYAA LOOHELI LAHAA WALAALAYAL INAGOO AAN WAQTIGA LUMININ ANTAAGERNO SHAQADA WANAAGSAN OO UU NINKAN WADO. ASALAMU CALAYKUM.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more