Cabdulqaadir Xirsi "Yam-Yam"(AUN) - Gabay
Top Comments
All Comments (77)
-
YAM YAM THANK YOU MAM!
-
ilaaho janadii gee waa dhintee
-
ma dad baa ma geedaa ma noolaa ma dhagax baa waxa iga hormuuqdaa ma raga baa ma dumarbaa ma mijaa ma madax baa wax iga hor muuqdaa ma wax magac qabiil matalayaa uruuraa waji murugo qarisay mashooqiin kii dhacay ka madluusan ma arkee maskaxiiy iyo aqoontii miyey soo hilmaamnee moogayaal moogayaal war moga wax ma oga wali miyaa wali
-
awoowe yam yam ilaah hakuu naxariisto,aadban ugu faraxsana aratidadii iyo wanaagii ,awoowe ilaah hakuu naxariisto adi iyo aabbe falax falax, aamiin ...wadadii aad ku dhimatay ee ku taalay ohio columbus ilaa iyo hada waan nebcahay .
-
alow kuu naxariiso
-
Allaah yaa raxma, allaha u naxariisto marxuum CABDULQADIR XIRSI YAMYAM. A GREAT SOMALI POET INDEED.
-
ALLAH ha u naxariisto Yamyam wuxuu ahaa Abwaanada Somalida kuwa ugu qiimo badan, ALLAH (SWT) waxaan u waydiinayaa dambi dhaaf iyo naxariis waasac ah in u siiyo Aaaaaaaaaaaaaamin, Aaaaaaaaaaamin, Aaaaaaaaamin.
Abti macaan ilaahay waxaan kaaka baryaa in uu ku naxariisto janad al fardoos nah guri kaaka sameeyo amiin amiin ...waxaan jaceyla in aan is argno lakiin ilahay maqorin ...abti yamyam I love u
gacameey007 2 years ago 9
this is how you read poem he reads from his mind and his pottery is great. you could immediately sense he owns the words and has capability to read. he is articulate man, and as read some of you respondents, he is dead now and god bless him if he deserves.
AyanleHaybe1 2 years ago 7