Waaw, Aad bay u cod macaantahay, fanka xilli aan fogeyn ayey gashay hilaaddii 1985, riwaayad uu atoore ka ahaa Maxamed Suleymaan bay ku soo baxday, isla isaga ayaa fanka ku daray, waxa ku jirtey heesii ha burburinin wacadka waxase la yaab leh, sida degdegga ah ee ay uga mid noqotay WAAWEYNKA hadde waa WAAWEYNKA.
@alixx316 not only female singers most somali women gain alot of weight after they got married.
farsameeye 6 months ago
waaaaaaaaaaaaaaaaw nimco yaasiin cadi ma ahan heestan aad ayan iga helay codkagana aad bu u macan yhay runti nolow
xabiib11 6 months ago
waaaw waaw axsan yaa cod axsan yaa fanaanad nimco yaasiin illaahay ha ku daayo indr
dacarbixiye 9 months ago
somaliweyn ma lalalalalaland ayey kudanbeyssay ! acudubillah jihad hate iyo division ayey kujiraan. inallila wa inahu rajicun. balayo bulkaygaan ka galaya. allahu akbar!
sally1940able1 10 months ago
Mirahaan ka helay, waa kuma abwaankaasi?
Hindisaa 10 months ago
Waaw, Aad bay u cod macaantahay, fanka xilli aan fogeyn ayey gashay hilaaddii 1985, riwaayad uu atoore ka ahaa Maxamed Suleymaan bay ku soo baxday, isla isaga ayaa fanka ku daray, waxa ku jirtey heesii ha burburinin wacadka waxase la yaab leh, sida degdegga ah ee ay uga mid noqotay WAAWEYNKA hadde waa WAAWEYNKA.
Hindisaa 10 months ago
waaw nimco yasin like ur voice!!!!!!
lucky28ist 1 year ago
why are all somali female singers fat just curious
alixx316 2 years ago
halkaa ka wad
Yaakuuwarama 2 years ago
nimco is the best singer nimco waa gabadh aad u heeso macaan heestana waa hees wada duco ah
MrDafaaye 2 years ago