Al-shabaab attached the peacefull autonomous region of Puntland on 26-07-2010. They preemptively stricked checkpoints manned by Puntland troups. Puntland authority hit back heavy handedly and caused maximun damage to enemy. Highest ranking officers and leading terrorists members were either captured, killed or pushed back to the Galgala mountains.
Al-shabaab time out that is no doubt
HODHAN0 2 months ago
MADAXWEYNE FAROOLE GUULEYSO. GUUL BAAN u rajeynayaa reer Puntland iyo Soomaali weyn VIV PUNTLAND VIVA SOMALIWEYN
TheGarmaqaate 1 year ago
maan shaa alaah wixii dhib wada oo puntland dumin teeda jecel waa in lala dagaalamo oo maal iyo nafba loohuro waayo puntland nabadeedu waa muqadis iyo jiritaan keeda reer puntland waxaan idinku baraa rujinayaa wixii dantiinu kujirto waa nabada ee hadii uu walaalkaa nabada uu cadow ku noqdo xitaa gacan bira waain aad isaga qabataan waayo walaal kaa nolol shaaduu ka xun yahay reer puntland midnimo wadajir isqadarin ismaqal kala danbayn baan idiin rajaynayaa wsc wr wb
Cabiira1 1 year ago
WALEE MADAXWEYNE WAAD KASHAQAYSAY SHAYAADIINTA QARNIGA EE ALKHAWAARIJ, HADII MANTA ALSHAYAADIIN SOO WERARILAHAYD PUNTLAND WAA DIFAACILAHAA, INKASTO AAN REER S/L AHAY HADANA KUWAN WAA CADAWGA U MADA SOMALIYEED WAANA IN LA ISUGU TAGAA.
VIVA P/L AND S/L
werdiking 1 year ago
@dararac somaliland iyo puntland dadkooda iyo dalkoodaba waa ilaashanayaan
MISSHERMAN2007 1 year ago
well guess what the fighting is still continuing and the mujahideen under the leadership of the noble sheikh Atom are striking blow after blow against the feeble puntland security forces, and inshallah they will succeed and one day puntland will be part of islamic somalia, under the hukm of Allah(swt).
abudujanah2010 1 year ago
Let this people a lesson to Atom and al-shabab terrorists. Puntland government aren't like the TFG stooges.
samana1fromsomalia 1 year ago
al shabaab have to
Yummysomalilander 1 year ago
waa muhiim nabadgalyada puntland, cid kasta oo halis ku ahna waan ladagaalaynaa iyaga iyo hooyadoodba..... long live puntland
dararac 1 year ago 2
Xaafidullaah Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole, waa halyeey u dhashay Puntland iyo Soomaaliya Nimanka soo burburiyey, welina burburinaya Koonfurta Soomaaliya, waxay rabaan in
ay Puntland qas ka bilaabaan. Kama yeeleyno. We fully support our great and chrasmatic leader Presidant Abdirhman Faroll
We fully defend out beloved Puntland again bloodythirstay Shabab
TheGarmaqaate 1 year ago