Ninkii qayrkii loo xiirayow soo qoyso adiguna. Gacmadheere waxa uu waayey meel uu kaga haro saxiibkii Cabdulaaho yuusuf.
Dhiigyacab Gacmadheere waa kii Muqdisha ku laayey maatida, haweenka iyo caruurtana ka qixiyay magaalada, isla markana ka xanibay caawimadii ay dunidu u fidisay dakii qaxay. Isagoo amray in madaafiic lagu garaaco maatida, kuna tilmaamay inay yihiin Argegixiso. Iyadoo la wada ogyahay inuu ahaa kii ka horyimid maxkamadihii shareecada islaamka 6 bilood ku xukumayay.
Link to this comment:
All Comments (0)