waa sida aa mawduuc oogu dari laheed shabakada aqoon is weedaarsiga ee maadow shabakada waa shabakad aqoon is wedaarsi u taagan inay hormariso shabaka somaaliya dhanwalba.
shabakada wax siyaasad shuqul kumalahan.
qof walba soomali wuxuu xaq uleeyahay inuu shabakada ku daro wax walba oo faaido uu isleeyahay ilaa waxyaabaha diinterena qilaafaya.
walalal inaa aflagaadeeso xubin kamid ah shabakada waa mamnuuc marka nala ilaali shabakada xeerarkeeda ka faaidayso shabakada ku dar shabakad ka aqriso shabakada waa waxyaabo ay u taagantahay shabakad.
shabakda waxaa aasaas aasay arday soomaaliyeed oo jecel aqoonta marka walaal ka faaidayso shabakad.
Link to this comment:
All Comments (0)