Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Hargeysa iyo Habeenkii Qosolka - Part 2

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
13,437
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on May 24, 2010

Somaliland culture

Category:

News & Politics

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (15)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Jamaal waa muwaadin! Waxa halkan ka muuqata xaasidnimo nacasnimo leh! Kuwa adiga oo kale ah ee meelahaa qaadka ku ruugaya!

    Hadalladaa sare ee Rashiid05 ku difaac isleeyahay Jamaal runtii way hantaaqaynayaan ee hadh uma jiidayaan. Waxa qurux badnayd in aad ku koobnaato deedafaynta dhalliilaha odayga lagu tuuray. Dad badan baa hor fadhiya oo raynrayni ka muuqato ammaan maaha...Ina haybe laambad ba intaa in ka badan ayaa u qososha oo ka maadaysata. Rashiid05 fadlan afsoomaaligaagana dib u eeg.

  • Jamaal waa muwaadin sanad walba ardayda Jaamacadaha qudbado badan oo dhiirigelin ah u jeediya, waa shakhsi lacagtiisa ku bixiya taageerada ardayda danyarta ah iyo kuwa dedaala. Anigaa shakhsiyan aqaana. Soomaaliduna ma xag-xagan weydo ninkastoo ragga oo ay gaadhi kari waayaan. Ilaahay Jamaaloow ku guullee oo wixii ku xaasidina Ilaahay meel daran ha geeyo. Geesi dedaalay oo u soo if baxay dadkiisii. Ninku hadduu shaqaysto oo uu dadkiisa u faa'iidaynayo ayuu nacaska ka masuugaa. WELL-DONE Jamal

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk meeshan xikmad iyo reyn-reyn baa dadkaa wajiyadooda ka muuqata. Qolooyinkan wadaadka yara gujinayana waxaan leeyahay ninkani inay intaas oo qofi u timaado wuu kasbadaye idinky dantiina ka raaca. Waar adduunyada maxaad wax walba arkaysaan. Bal inta qof ee u timid eega, Abwaankan iyo Qoraalkan aad adigu wax weyn ka dhigaysid wuu kaba sareeyaa ee car idinku baylahda naftiina haysa ka soo dhalaala waxba wadanka haw qabaninee.

  • Waxa halkan ka muuqata Xaasidnimo Nacasnimo leh. Ragga qaarbaa markay qayrkood ka tagaan meelahaa nacasnimo dadka kale ula taga. Waxaan halkan ka qiyaasanayaa Hanad kan isku sheegoow maadaama inaad haleeshayba inaad ninkan Jamaal ee la ogyahay wuxuu kasbaday inaad ka masuugto. Kuwa adigoo kale ah ee meelahaa qaadka ku ruugaya ee dantoodii garan waayey ayaa ku mashquula ninkan dayaxa gaadhay ee aan u baahnayn inuu cidna iska dhaadhiciyo. Ee adigu dantaada ku foof.

  • hanad wadaadka ka yar hadh sxb wuu faanka jecel yahay waxooga laakiin runtii wuu dadaalay qoraana buuxa maaha ee waxan wuu qoray waa hopegiisa siin ee maaha wax wuu heer ku gaadhayo waa adoo waxbartay oo hadaba habeen mirqaamaya uun wuxuu yar lee yahay uun faan ama maqac raadis iyadoo hadhwanaagnews ciyaal joga si qaab daran u faniyaan

  • Mid kale aan kuugu daree in arday wax laga bixiyaa waa wax fiican, waanan bogaadinayaa..Waxa se liidinnimo ah in HCTV uu laaluusho si ay u dadka u baraan! Jamaal waa jaamici mase aha aqoonyahan. Haddaad labadaa waxa u dhaxeeya garan weydo ha difaacin isaga ee soo baro macnohooda. Hargeysa markii uu yimi ee uu Diiwaanka Qosolka soo bandhigayay dadku qosol umay baahnayn ee waxa loo baahnaa in uu hal Lecture u jeediyo ardayda Jaamicadaha oo uu fahansiiyo waxa keenay Dhaqaale burburkii dunida ee 08

  • Runtu ragga ma disho ee way ka nixisaa! Waxaan aad u filayaa kan Somaliland ta haya in aan anigu Jamaal uga dhawahay tol ahaan...Taas uma arkayo gallad eebbe ee waxay iila muuqataa quduro rabbi. Aan is fahanno; Jamaal ta aan ku dhaliilayaa waxa weeye in uu wakhti aan loo baahnayn ku bixiyey wax aanu hibo u lahayn...SUUGAANTA. Suugaanta dad baa Ilaahay u dhaliyey, dadaalkuna ma xuma, waxase habboon in dadkaa hibada leh looga hadho. Hadduu boqol heesood oo qiiro ka keentay sameeyo, ma Hadraawuu no

  • Intaan ogsoonahay, Jamaal wuxuu sanad walba iskuulo ka bixiyaa oo jeebkiisa ka bixiyaa intaasoo arday oo masaakiin ah, kolay ileyn soomaali xaasidnimo iyo qabyaalad buu Ilaahay isugu daree ka masuuga. Geesi!, aan kuugu daree, nin nacasi Harvard kama bixi karo, mabana geli karo marka horeba, waana ta adiga (Hanad isku sheeg) iyo isaga ay kuba kala duwan yihiin. Markaad wiilkan aragtid waxaad aragtaa halyeeyga Somaliland u soo kacaya!, waa waxa Somaliland aad ku xaasidaysaan ee halkaa u taalan.

  • Alla maxaa Soomaali xaasidnimo ka badatay. Ma Jamaal baad hadaladaasi u quudhay. Waa libaax libaax dhalay ilaa yaraantiisii before Harvard, anagaa naqaanee na weydii. Waar qofka nolosha iyo magaca u quudha; boqolaal wax ka badan buu wadankiisa u qabtay, waa inta tirada yar ee wadanka jecel, kolay nacaskan Hanad isku sheegay wuu ka masuugayaa (Xaasid naartaad ku gelaysaa hadalkaasi weligaaba is qari). Walaahi markaan ninkaasi Jamaal arko niyadaa ii dhisanta, Waa La hiigsade, halyeey ah.

  • AHAHA...Wallee garaadka soomaaliga ayaan korin. Qofnimadaadu, caqligaaga, waayeelnimadaada iyo ragannimadaadu hadday marka horeba liidatay ma Harvard baa intaaba ku siin? Marka aan wiilkan arko sida aan uga naxo ilaahay uunbaa og. Qayrkii mee? Maxay dalkooda iyo dadkooda ku soo kordhiyeen? Isaguse muxuu soo kordhiyey?

    Nacnac iyo magac doon...Sidan si ka wanaagsan oo dadka iyo dalkaba uga wanaagsan ayaa loo baran lahaa hadduu sida qayrkii u fikiri lahaa Jamaal...Waa qaddar alla! Khasaara...

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more