sxb qadiriya wax la yirahdaa ma jiro bes quraan wa sunna iyo culumadii ku socotay wadadaas oo lagu raaco wadadas oo daliilona la yimadaan hadii kale oo wax aan dalil lahen la timadid cidna kaa qadameyso la soco
waxaan fiiriya ilaah u barya in uu xaqa tusu iyaga iyo dhamaantenba ilaah ha ina hanuuniyo oo ha ina ku hanuuniyo wadada saxda ah waxan idin weydinayaa qasidooyin la qado soo jed habeendhan la soo jedo xoolo la qalo qabuuro lau wareego tusbayaal waween oo qorta la surto durbano la qaraco qiiq iyo bun iyo xadro qeylo ah waxaas ma nabai muxamad scw ayaa samenjiray iyo asxabtiisa mise waa wax waa danbe la iska samestay oo wadadii xaqa ahd looga tagay hadaba waxasu waa bidco iyo qurafad

qardho75 3 years ago