inta aan hingaadiyo, heesta' aan ku jeeda dadku iga hayaaman, hore- hoorey iga guuran, heestan dhagteeydu haa'qartaagey, ku maqashaa, halka aay ka baxeeyso, ee ka heelida heesta, halkaan kuma soo koowi karo, Habka aaad u qaadiyo, Haagar'lii-iida Musika, Horta, yaa Heesta hal abuuray, Cabdiyow
nice song wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
deeqanor7 3 days ago
@bashka285 saxib mahadsanid erayadaas dad badan aya isoo waydiiyey waad ka baxsatey thankz
abdullahi1988 3 weeks ago
heestan waxa sameyey abwaankii waynaa cabdi aaden xaad cabdi qays= duriyada reer shiekh isxaaq ka soo jeeda.
waxa codkiisa macaan ku qaadi jirey fanaan maxamed axmed kuluc = duriyada reer shiekh isxaaq. heestan ninkan kufsanaya hadaba waayo
dhuungal 4 months ago
been tiisa mahan walahi waxa jeceshay lama helo
muna889 5 months ago
inta aan hingaadiyo, heesta' aan ku jeeda dadku iga hayaaman, hore- hoorey iga guuran, heestan dhagteeydu haa'qartaagey, ku maqashaa, halka aay ka baxeeyso, ee ka heelida heesta, halkaan kuma soo koowi karo, Habka aaad u qaadiyo, Haagar'lii-iida Musika, Horta, yaa Heesta hal abuuray, Cabdiyow
Baashaal26 6 months ago
thnks sxb aadbaa ugu fara yareesatay heesta..inaba caadi maha..loved it...
looooool sibay ii saa meeysaa...thnks kuligiin..
neleye 9 months ago
oooolollo heestan waxaan ku soo xasuusta gabran daris ahyn oo marwalba qaadi jirtay iaydana i bartay macha afsomliga saxda eh wayo wagas way igua dkayd inan fahmo erayda ciyaalnimo..olol... luuul cabdulaahi bukhaari wanku salamya meel lad joogto waxay ahyd dariskii xalasha ahaaaa ...olol great song
QueenGms 9 months ago
aliel69@...sxb ado mahadsan beeyjka labaad mesha uuka bilaawdo kuumalahaqoraal so hadii aad fahmi wayday waxa uudhahayo waa sidan ...lugta jeeni dhaaftaa nafteydaay weyjabtaaye ma ogtahay
bashka285 11 months ago 2
ninka heesta qoray sxb wax badan ayaa isku qaldeysaa afsomaliga dhegyso marka siduu u dhawaaaqayo u qor xataa micno malaha sidaa u qoreysid kkkkkkkkk
salmaanbin 1 year ago
wooooow
ifon4 1 year ago