Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Airport Buuhoodle, Cayn,

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
8,041
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Nov 27, 2009

tani waa war bixin ku saabsan madaarka laga dhisaya magaaladda buuhoodle ee Cayn

Category:

People & Blogs

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (13)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • faanoole fari kama qodna. dhowr oday oo reer miyi ah baa airpor inoo dhisaya e lacagta u dira. car weydiiya inta lacag loosoo diray iyo meeshay aadday lacagtasi illeyn waa kaa garoonkii sidii uu lbo sano ka hor aahaa ahe

    Ha iska luminina lacagtiinna . tii horee nalaga qaadayba ku khasaarnaye.

  • amiin wlhy hada waynu shaqaysanay horumar ayay inoo didayeen waayo waxay islahayeen way idin madhinayaane inaa waa gesiyaal darwiishe airport ha dhisanina ama yaysan dhisan ha xasuusinina puqland iyo snm ciil kudhinta pig up lssc

  • Adeerkeen Hassan F. Baad Allah ha inoo daayo.. Amin

  • Manshallah waa ilahay mahadiis hadaynu garanay airport samaysta. Idoorkii iyo Dhabayacadii way naxsan yihiin oo xaarkay isku sii deynayaan. Hub iyo sanad militaryba hadaynu lasoo degi karnaa

  • mashalla

  • adeer ma beer ba meesha laga qodaya airpor aa jaw

  • SSC  guuul ban idiin rajeeyay

  • asc all reer ssc wan idin salaamay, maasha allaah bal nimcadaa eeg goor roon baynu hurdada ka kacnay waligay ma ilaawayo kalmadii puntland kasoo yeertay ee ahayd dhulkeena kama soo degi kartaan waala doogsane yaan la daroon hartiyow buuhoodle dhulkii aan kudhashayoow dhaxanta aan ka dugsanayaayoow dhismahaa dhexdaadiyo dhaqdhaqaaqan dhawaaqoda arko waan dhaadanaayaa oo ku dhimanayaa noolow ssc

  • ohh great your talking to your self again how darwish like

  • aadbaan ugu hanbalyeynayaa dadka isu xilqaamay reer buuhoodloow manta ayaynu shisheeye ka xorownay reer ssc na horumar ayaynu u horseednay midna aan idiin sheegee hadii aynaan airport yeelan xidhiidhlama samayn karno caalamka intiisa kale ilaa wixii hargaysa iyo garoowe soo ogolaadaan maahee laakin hadaynu airport leenahay wixii aynu rabno ayaa ka soo dagaya reer buuhodle guul guul waa dhulooska nool ee wali gobonimo ku hadhsan tahay

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more