Waraysigani waa qayb ka mid ah flimkii aan aniga iyo Mucjisadii kubada miiska isla duubnay., Waxaan runtii aad ugu faraxsanahay in aan ahay producer and market researcher Mr Magan.
Hadii aad xiisaynayso flimkan ka hadlaya taariikhdiisii please soo sheego qiimuhu waa 15$ + post. ogoow dhaqaalaha inta badan waxaa lagu caawinayaa walaalaheena qaxootiga ah , gaar ahaan kuwa ku caga beelay dagaaladan socda. hada.
Mr Magan. ( Mucjisadii kubada miiska)
Link to this comment:
All Comments (0)