Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Xuska Nabiga csw ma bannaantahay ? part 5 5

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
1,788
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Feb 27, 2009

Kalmadan Xuska waa kalmad Af Soomaali ah ma aha Af Carabi. Qofka Aqoonta leh ama Caqli wanaasan leh wuxuu baarayaa ama raadinayaa kalmadda qeexideeda. Dabeeto waxaad ogaanaysaa in ay tahay wax wanaagsa sida Xuka Eebbe ama Nabiga csw oo marka aad maqasho Nabiga oo la xusay magaciisa ay waajib tahay in aad tiraah SCW..... MORE Please flow all the parts.

Category:

Education

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Video Responses

see all

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • sheikhaan maba hadli karo........ Ninkaan xataa muxaadaro muu soo diyaarin...

    markaa hadaleeysid waa inee mawduuc ka hadleeysid. xataa hal thesis toosan muu ka hadlin. he jumps from one topic to another to another. I am so ashamed I can see no professional in the mouth of sheikh saciid....

  • warniman yahow yaa balayo arkay. walalku maxuu wax iskugu qasayaa, arinta ladiidanyahay muu kajawabo, muxuu darbiyada ugu xoqonayaa. cilmi buu sheganayaa, sidii ciyalkiina wuu u hadlayaa.

  • SUUJ jaahil aan kalimada towxiidka qorikarin ILLAAHna ka xishoonaynin nabiga csw wuxuu ku sheegay IFCAL MAASHI'TA

  • war qaranow aad iyo aad ayaa u muran iyo dood jeceshahay aniga sacadaa laga bilaabo wan jojiyay wax danbe oo muran kenikara ma soo qori dono wixii i anficiwaya wan iska daminaya wax aan is dhihi karo wa ku anfacayan ayn dawanayaa waa buux ADIGANA QARANOOW WAXAN KU DHIHILAHA DADKA WARERKA KA DAAAAA WAA CODSI =SI AFSOMALI LOO QOROBA MA TAQANID WAA WADA QALAD AFSOMLAIGAGA--?

  • walaal suuj, waad murun jacashahay, qoll walba waat ku murmoosa. walaal in diinta la gu murmo wa laga fiican yahay. molidka waa jamaac, Imaam ul Islam (Imama Nawai, Ibn Hajr, Imam Suyti.......), kuligoot waa isku ijmaaceen inuu banaan tahay. haday ku cajibin, faraha ka qaat. zamankaan, dad farbadan ayaa dhahaan lama xusikaro nabiga SAW qaas ahaan bisha mowlidka, waxay ka soo hor jaysteen Muslimiinta o dhaan waxay isku ijmaceen.

  • suufiyadow xiwaarkeena ha noqdo mid cilmiyeeysan laab lakac madoonayo suuj77 waxba haku darsaninoo waxbaro?. suaalahan iiga soo jawaaba iyo DALIILADOODA.1. qabuuraha abudo?

    2. tusbaxa dheer ood isdaba wadaan?

    3. xadrada iyo cawayska?4. wasiilada?

    hadii aan ka jawaabo suaashii aad soo waydiiseen 2.5 waxay ka timid qiyaas xisaabeed loogu talagalay in lagu qaado zakada sy soo dejiyeen salafkeena sacuudiga AH waxayna ka timi 10 u qeybi 4 waa 2.5 oo ah 10/4. SUUFI FAAIDEYSTA KANA SOO JAWAABA?

  • الة اللة محمدرسؤل ا للة شيخ عبدالقادرشي للة اويس احمد ؤلىاللة)wa hal ku dhaga sufiyasha qadiriya mise ben ayan ka sameysanaya ?

    (لا الة اللة محمدرسؤل ا للةعلى ؤلي اللة -فاطمة حسن -حسين)wa hal kudhaga shiicada

    hadaba labada ke caqliga qadankara oo is dhihi karta xaq ayu u dhowyahay o la fadili kara kala xukun??

  • sidas looma xusikaro iyo lama xusikaro waa kala labo ha isku qaldina in la is fahmo aya wax walba ka horeysa

    1-sidas loma xuso =ki ku yirahda wayahaye side u xusa dheh maxase sideyda ku diidantahay dheh hana laga doodo taas lakiin

    2=lama xusikaro nabiga ninkii yiraahda waa gaaaaaaaal cad muslina ma aahn )in laa murmona ma ahan=la socda wax kala sarana

  • somalida waliged is fahmimayan -hadalka nina si u yiri nina si u qaday waaye -walal mesha ma la siku hayo nabiga ma la xusikara mana la isku qabankaro tas macqulna mahan in dad muslim ah ay isku qabtan -mowduca waxa weye sidee loo xusaa nabiga oo ku haboon)ma sidi asxaabta iyo salafkii mise si kale o wayo danbe loo xusay? suasha wa tas ha lo kala dodo wixi daliilo loo hayo lakin wax an jirn yan laga murmin xuska waa wajib mana la isku qabankaro

  • frankie 3005 xuska nabiga csw qalad kama dhasho markastood badsato ajir uun baa kuu kordhayo bal ii cadee hadaka aad tiri oo tuusaale keen?

    [{mararka qaar ayay nebiga gaarsiiyaan boos ka baxsan banii'aadanimada oo uusan gaariisnayn]}

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more