Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

qaybta%201aad%20barnaamijka%20wasiirka%20warfaafinta

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
1,929
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jun 2, 2011

No description available.

Category:

Travel & Events

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (7)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Xaabsade anigu layaabi maayo laakinse waxa la yaabanahay kuwa xilka u dhiibtay oo iyo kuwa wax ka dhageesanaaya. Xaabsade waa hunguri waliba Nascas ah. Laakinse waxa uu ogaan doonaa maanta maalin aan ahayn.

    2003 BBC baan waxan ka dhagaystay isaga oo leh. Somaliland dhul harti leeyahay ma soo caga dhigi karaan, markii xilka laga qaaday wasaradaha puntland buu Hargaysa isa siitagay oo yiri wax lacuno mahaysaan.

  • walaahay odayga waan ka naxay, odaygu waa telephonada lacagta lagu shubto oo kale. lacag baad ku shubanaysaa telephonka intaad doonto baad hadlaysaa, iminka lacag baa lagu shubtoo, dee wuu hadlayaa uun. waxan aad iidoorka ka baryayso adaa samaysan kara duliyohow. SSC taageer...

  • Bahasha lacagta la yidhaa walaahay waa cajiib. ninkani waa kuwa la yidhaa sii soco, soo soco, shalay somaliland buu taageersnaa, doraato puntland buu taageersnaa, maantana somaliland buu dib ugu noqday oo uu taageerayaa, war wuxu xishood daranaa, meeye dadkiisii iyo caruurtiisii. intaad leedahay nin baa biyo ii soo saaraya ma school ii dhisaya, ma oga isagu inuu intaa qabsan karo. war xishood oo wax iskula hadh, xayada lala kaa qaadye..

  • Odaygii sowkaa nimankii soo kiciyey. Alla maxay been iyo cabsi ku dhawaaqeen. Runtuu u taabtay Xaabsade.

  • xaabsade waa geesi waana caqliga dhulbahante ilaahay caafimaad ha siiyo wuuxuu wado ee nabada iyo danta dhulbahante ah dhulbahante ma garanayo.

    dhulbahante waxa waalaya oo rasaasta u soo iibinaya waa dadka qurbaha ee iyagu casiirka cabaya, dadka laascaanood joogow ha maqlina dadka qurbaha ee caruurtoodu meel nabada u joogto ee dagaalama idin leh

  • Adeer Xaabsade Allah ha kuu sahlo ..Salaan aad ku fuusho Madaxtinimada Somaliland si aad lugaha isugu dhufato aad u burburiso. .. Adeer S/liland iga gaadhsii in eeyan la hadhin wax walboo ciidan ah..

    Koleyba Marwalbeey xoog isticmaalaanba burburkooda soo dhowaadee!

    "Never intrupt your enamy if you see him making a Mistake"

  • Adeer Xaabsade Allaho ha kuu sahlo ..Salaan aad ku fuusho Madaxtinimada Somaliland si aad lugaha isugu dhufato aad u burburiso. .. Adeer  S/liland iga gaadhsii in eeyan la hadhin wax walboo ciidan ah..

    Marka ee xoog isticmaalaanba burburkooda baa soo dhowaanayee!

    "Never intrupt your enamy if you see him making a Mistake"

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more