Ila qosol :Hees KOONFUR WOQOOYI SOMALIA
Top Comments
All Comments (37)
-
NAAG MEHER KEEDII LOO DIIDAY MA, KA TAQAAN looooooooool!
wax somaliland la dhoho ma jirto
-
SHANKA ROON LAND MEHERKEEDII LOODIIDAY LOL kkkkkkkkkkkkk
-
waqooyi iyo konfur waa hal waarun taa ee konfur nabad allha noga dhigo amiiiiiiin!!
-
af somaligii cadiga ahaa marki aynu isku fahmi waynay ayaad may may igu barayaysa ..hadlkaa jilcsan looma bahna wakhigan..1960 ayaan somali nimo dhaba keenay anigu 1991 way i cuntami wayday wakhigan aynu jogna qaar badan oo xasidnimo iyo xumaan shaadhka somlia u huwan ayaa jira kaliya waxa somlia ay ka dacad tahay wakhigan rer muqdisho ama hawiye lkin niman aan ogahay ...xaasha inay daahiraan..horta imaan ba ma leeyihin baa ka horaysa ...viv somaliland viv hawiye viva isaaq
-
@Banaadiriga baabacada timo maad ku arki inaad dib u iftiinto awalba anaa ku iftiimin jiraye sidaas ayey suurtu kuugu dhawaaqaysaa.waxaad ku khalkhasheen caasimad dee adiga ha kuu ahaato .waan ka kornay beentii iyo bahabahaadii reerxamarka .heeryadii faqashna tuurnay waligaaba ha maarmin malaayiin sano may ka soo wareegto .
-
Somaliland iyo Puntland waxaa samaystay oo iska leh qabiil. Muqdisho waa caasimadii Somaliya waxaana iska leh Somali. "Wadan aan caasimad lahayn wadan ma ahan. Magaalo madaxdeenuna waa Muqdisho. Waana iftiinka Soomaalida. Marka waa inaan ku dadaalnaa sidaan usii iftiimin lahayn magaalada madaxda. Soomaalidana waa inay midnimada xoojiyaan"
-
qabiilka isaaq waa dad tacliin leh handana tacliintii weey ku fahmi waayeen in midnaanta dadka eey tehay mid muqadas ah balse waxaan oran lehaa daaya mar uun beey fikir kooda is badali doonaa waayo sheekadaan waa sheeko madaxdooda wadato ayagaaa meel kale u jiidi doono
-
@Xafsah1 sxb somaliland inad barato kagama baahana but every body knows that kkkk
shacabka reer somaliland ee ku indho cad madax banaanidooduna horay uga fikireen before 21 years man
riyaadii hore ee somaliwayn ee dhicisay fikirkaa reer somaliland ayaa keenay mantana way kanoqdeen waxay ogaadeen inay tahay mugdi qudcur indho la waa anigaa xidigtiii shanta gays kadhigay madaw so bye bye somalia
long life somaliland somaliland 4ever somaliland
-
WHY NOT? WANKALA GOOIII KARNA WE ARE NOT SIYAMISTWIN! CMON/ I HAVE AN IDEA WHY NOT GIVE EVERYCLAN THERE PIECE OF THE PIE? THEN WE CAN COEXIST PEACEFULLY AND WE ARE ALL HAPPY SOMALIS THAT WAY! LETS DIVIDE SOMALIA PEACEFULLY IM ALL FOR IT, ANY1?HERE HOW I WILL NAME ALL REGION LOL IS MY IDEA, SOMALILAND,OGADENIA,PUTLAND,AW
DALAND,AND THE REST I DNT KNOW THEM SO I WILL CALL THEM SOUTHLAND OR MUGADISHOLAND! THERE WE GO SINCE U GUYS CNT GET ALONE, SO BEFORE THE UN NAME U, LET ME NAME U ATLEAST!PEACE -
sorry lkn midhba laga fahmi maaye ma tuugsibaa baryada badan dhaafa niyow laydiima baahnee
who is somaliland i know only one Somalia yaala dhahaa somaliland maba aqaaneee? kkkkkkk dadka somalialnd ku indha cad ha fikiraano horta :) viva somaliweyn
Xafsah1 5 months ago 17
who is somaliland i know only one somalia so people who call themself somaliland think agian kkkkk
deadrising246 6 months ago 7