Caydiid On Somaliland 1992
Top Comments
All Comments (1,227)
-
caydid , THE WORST SOMALI PRESIDENT .
-
Caydid could kiss my ass
-
fuck you cuydiid
-
@mylayla11 adeer imaad fahmine qabyaaladna waan ka sarreeyaa nin soomaliweyn ah baan ahaye midakale soomali waa hal famil, ee adeer wax lakala saaro maleh soomalidu iyadaa cawwaan ah oo iskala saaraysee aduunku uu layaabanyahay dad hal diin isku ah oo hal af ah oo hal jinsiyad ah oo islaynaya oo aan soomali ahayn weligeed lama arag, aduunka kale waxbaa laysku dilaaye maxaynu isu dili, ninkaa anigu aan maagay isaga keliya maahee iyagoo dhan wax loo duceeyo maaha waa dadka dadka kala dilay
-
@ustaadabdirahman. WARYAA anigu wax qalad ah ma qorin hadii an u duceyaayna hadaba u ducaynaa ILLAHAY JANADII HAKA WARAABIYO,GENERAL MAXAMED CAYDIID AAMIN AAMIIN aamiin. hadii ay taasi ku dhibaysana u dhimo qabiil kaga haduu laayay somali oo dhan baa dagalama markaa indha yeelo CUQDADANA ISKA SAAR WAA HADII AD TAQAN SOMALI NIMADU WAXAY TAHAY HADII KALE AWRKAAGII RARO
-
odaygan markuu geeriyooday qadhmuunkisii waa la yaabay, ilaahay baan ku dhaartee waxaa laga duubay maydkiisii iyadoo dabqaadyo hareeraha lagaga bulbulinayo markii xabaasha loo sii waday, ilaahayoow adaa qaadiree nolosha iyo mayd midna hana urin ilahayoow noo naxariiso oo noo gargaar wallahay waanba naxaa markaan arko odaygan.
-
@mylayla11 adeer jannada ma waxay noqotay meel habarwaliba ay iska gasho, adeer ilahay baa ka xaaraantimeeyey ninkastoo ummada iska laaya maala yacni udilaa inaanu dhadhaminayn jannada, oo hooyadii say uga xaarantahay inuu uguursado bay xaaraan ugu tahay, geesi waad odhankartaa ileen caqligii soomalida ee qabyaaladu dishay un baad dabada haysaaye taa iska dheh oo geesi dheh, ileen caqli soomali baad halkan la timiye laakiin adeer janno waa wax la shaqaysto layskama helo camii saa ula soco
-
ALOW KUU NAXARIISO GENERAL MOHAMED FARAH AIDID GEESIGA AFIRICA WAXA UU AHA XAQ UDIRIR WAA NINKII UGU HOREEYAY EE AFRICA KA DIIDA KALIGII TALISNIMO LANADAGALAY ARAB COUNTRIES WIXI UU CAYDID KA DAGALAMAY 21 SANO KA HOR AYAY MAANTA KU MASHQUUL SANYIHIIN ALOW K U NAXARIISO
ILAHAY HA KUU NAXARIISTO CAYDIID, S/LAND WAY KU JECESHAHAY..
sevenupforever 9 months ago 8
wa ninkaan somali qabil kasta wu la dagaalay weraray waxa somali rer muqdisho cuqdad kala galiyay wa asaga dowlad jirto aya jabiseene ka xaabi godkaad qodeen adinka ku dhacay balaayo haka talin waligaa dadlkadana ha qiyamen wa danbi wen
50Waka 3 months ago