Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Somalia-Somaliland UDUBTAN BAAHAN

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
2,397
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Sep 26, 2009

dareenka dadweynaha somaliland

Category:

News & Politics

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (dhambaal09)

  • heeso intaan ka badana waan idiin soo wadnaa oo yaab leh ee asxaabeey ha moogaanina wixii talo ahna soo dira

see all

All Comments (8)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • dhilooyin wadanka ka daaya habaarka

  • dhambaal09, sxb soo gali heestii kale ee aad sheegaysay ee UDUBta bakhtiisay masaakiinta Somaliland, waa in la fadeexadeeyaa ilayn ma xishoonayaane, Somalilanderboy1, adeer wadanka waxba kama ogid ee Riyaale faqash wuu cunay waana la fadeexadaynayaa.

  • ahahahahahhahahaha waa runteed walahi

  • waa runtii nwalaahay udub tu xitaa naagahay kala baxdaa googaradaha kan le wadanka ha ceebayn ee sita somaliland boy waxan ku leeyahay adeer ma xiniiya salaaxi daahir baad tahay fataal fooqal fataal waar halkaa kasii wada

  • dhambaal: u malayn maayo inaad wadanka u dhalatay balse hadii aad tahay muwaadin haku faanin kuwo kale ayaan soo wadaaye ku faan waan ka saarayaa tan. maxaa yeelay youtube ku wa general video cid kasta ayaa kula daawanaysa markaa ceebtaada yaanu cadowgaagu arag, hadiise aad tahay nin aan wadanka u dhalan isasoo sheeg cida aad tahay iyo meesha aad ka soo jeedo si aanu u sheegno ceebta ay leeyihiin, Gaajo nin ka cabanayaana runtii aad buu u liitaa, ka saar naagahan waa hadii aad tahay muwaadin,

  • horta labbadiinan nin ee beenta isugu markhaati furaya, waan iska kiin garanayaa waxaad tihiin dad maangaaba oo wadankooda ku sheegaya gaajo, balse waxaad ogaataan gaajadaa aad sheegaysaan idinlama qabno labbadan dhilo ee meesha aad soo galiseena waa ducufnimo aad ka muujiseen naftiina. anigu waxaan ahay somalilander u dhashay dalka waxaanad ogaataa haddii umadi dhib sheeganayso inay ugu soo horaysiiso amniga balse waanu gaajoonaynaa waxaan u arkaa doqonimo. alxamdullilaah hadaanu nahay shicibka

  • looooooooooool, walahay waa hees qaaliya, bakh bakhtinay busaaradoonay UDUBtan baahan.

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more