Hees jacayl "Guuloow Adigaa Wax Goyn Karee" oo ay qaadayso Caasho Cabdow Saalim, Muqdisho, Soomaaliya, 1986. Love song "Guuloow Adigaa Wax Goyn Karee" (Oh All MIghty God, Everything Rests On You!), interpreted by Asha Abdow Salem, Mogadishu, Somalia, 1986.
dada ukona suati mzuri sana mungu akubariki eandlea na ynimbo zako za kiswahili pia za kisomali, wape vindongo vyao. ama ? kkk
nuurkey 3 months ago
caasha cabdow,waxaasa cod sautu raxma,,fanaanadii codka macaaneed....weligaa noolow eedo caasho
taataabte 5 months ago
Alshayaadiin waxey magan geliyaan ma aragtay adi? Dabcan waa dali lahaa...
Khalanjada 1 year ago
@Alshabaab4
kkkkkkkkkkkk
Alshabaab 4 marka hadii aad hesho gabadhii Caasho miyaad mirjil lahayd mise waad amaan gelin maheyd? waa su'aale?
waayo magaca aad sidataa caadi maha <<lol
deeq91 1 year ago
gabar ay dhashay oon bari hore saxiib ahayn baan baadi goobayey mudo 20 sano ku dhaw
Alshabaab4 1 year ago
caasho waxaan arkay dhowr sano kahor wali way heestaa.... waxaan dhihi lahaa ilaahay kabaq waxaan iska dhaaf...
dararac 2 years ago
Guulow adigaa wax goyn karee, adaa waxba kaa gambeyninee, gacalkaan jeclaa! ee aan jeclaa mar uun gacanteyda saar,guulow adigaa wax goyn karee.
goortii aan arkaaaa,galiilyaa i qaadooo,go'ayee garaadsi jirku way gubtaa...geeri & nolol guudkey hayaaaan..guulow adigaa wax goyn karee.
Gefna maan sameyn..niyadaada guba.. kama go'in wanaagi qalbigeyga galay.
Bal garoo ogsoonow, naftu geeri weeyee.. ma markaan go'aa ii abaal gudee...raali ka noqda haddii ereyada qaar aan qalday.
waayo..waayo.xasuus
jibriil500 2 years ago
waaaaaw cod ku dhamaaday qoftan
MrSaadaaq 2 years ago