WAAAAAAAAAAAAAAW CAAADI MA AHAN WAA HEES MACAAN HESTU SXB TALO HADII AAN KU SIIYO CIYAARTA BADAL OO XOOGAA BOODBOODKA YAREE INTA KALE WAAD KA BAXSATAY CAADI MA AHAN WAAAAAAAAAAAAAW WALIBA ANIGA SI AAN CAADI AHEYN AYAAN TAGEERO KUUGU AHAY KOM OP VOOR
franaaaaaaaaaaaaannnnnn wyn ka dhehhhhhhhhhhh
MrSakiyare 4 weeks ago
abwaan jira waaye xuseen
Qureeshoqaali 1 month ago
nin culus walahi
ShiekhAlle 1 month ago
keep going hussen shire...waa hees qima wayn leh... caadi mahan
TheWacan 1 month ago
Waw qatar cdiim hestaan
kcayn 1 month ago
heestaan caadi maahan waa hees micno leh oo macaan thnx huseen shire fanaan sare ayaa tahy wale
TheWacane 1 month ago
WAAAAAAAAAAAAAAW CAAADI MA AHAN WAA HEES MACAAN HESTU SXB TALO HADII AAN KU SIIYO CIYAARTA BADAL OO XOOGAA BOODBOODKA YAREE INTA KALE WAAD KA BAXSATAY CAADI MA AHAN WAAAAAAAAAAAAAW WALIBA ANIGA SI AAN CAADI AHEYN AYAAN TAGEERO KUUGU AHAY KOM OP VOOR
tuntuur 1 month ago
caadi ma ahaan run tii walaal waad ka bax sataay run tii waa hees macaan
TheCabdiqurux 1 month ago
alla fanankan waan aqana cadi mahan walahi nin wadeni ah waye oo markesta calanka somalia keliye uheesa, ma ogeyn inuu heeso jeceel ah qado, kooxda qeylodhan uu ka tirsanyahay hesaha wadeniga keliya inuus qaado aan modayey
Akkikee1 1 month ago
Heesihii Cumar dhuule allah unaxariiste ayeyba isoo xasuusisay heestan isaga aaqiro iyo waa kuu dhimana ku heesi jire. Alla nasiib badana gabadhaas uu xuseen shire saas ujecelyahay wooow
Hibaaq3498 1 month ago