http://www.heegantv.com/ This song is by Hussein Shire- Saynab. All Credits to Hussein.
Somali Music. Waa hees cusub oo magaceeda la yiraahdo (Seynab). Fanaaninta (singers) waa: Nimco Yaasiin, Jooqle Shire, Xuseen Shire, Abdihakim Faryare, Abdirahman Sheikh, Amina Abdullahi Omar (Dhool) iyo Mohamoud
cadi ma ahan masha allah
Amina355 5 months ago
wow wlhi ben ma aha caadi ma ahan ninkan
naaifugus 6 months ago
Nice voice
falastim1 6 months ago
xuseen ciyaar jecel sxb aniga gacan ayaan kuu taagay walee waxaad tahay nin fannaan ah haddana ah abwaan waa heebad alla ku siiyay sxb . heesta mirahaeeda ayaanba la dhacay maxaa tiri ( qalbiga hoostiis dagtoo hadii la iqalilahaa qabiir la ii geen lahaa maxaan qaboow sheegi lahaa lol :p ee anigoo la ii kaa qabqaban cidna ii kaa qasbeen qumane ii booqo oo waxaan qabo ila o goow wooow murti iga dheh lol sxbow nooloow ayaan ku dhihi karaa i really admire your all songs.
MegaGang21 8 months ago
msfarhiyo waad ku mahadsan tahy sida aad fanaan kaan caana ah aad u taageerto mahadsanid walaal adna dhamaan waxaan nahay taageera yaa shiisa marka alaa yaa cisak walaal viva abwaan fanaan xusen shire
dhaadeey1 10 months ago
ilaahay siduu u qoray qotonshoo u simay quruxdaa intii badneyd iyadaa qaadatee qalbiga hoosey dagtoo hadii lay qali lahaa qabiir lay geylahaa waxaan qabuu sheegi laa wow wow heesta weyjirtaa xuseen shire koobka amaanta adaa qaatay lolz
muqdishogirl143 1 year ago
00:46 caruurtu way ka yaaceeeeene
warsame011 1 year ago
MASHA ALLAH WAA HEES XIGMAD XAMBARSAN (QISADU WEYI ADAGTAHAYI DABOOLKA KA KAADIMAAYO)....................??????? WAXAAN QABO ALLAA OG CAJIIB.
adamo5287 1 year ago
he is realy cute i wish u cum in tn
MsFarhiyo 1 year ago
I LUV hussein shire nolow ina aadeer and the song is gooooooooood
MsFarhiyo 1 year ago