Anoo 30 sano ka maqnaa magalada jigjiga ayaan markii iigu hureysay tagay 3 sano ka hor. aad baan uga helay,inkastoo aanay wax weyn is badalin,waxa se imika ii muuqda intii aan kasoo maqnaa in ay aad u dhisantay oo wadooyin ballaadhan oo laami ah laga dhisay.aad baan uga mahad celinaaya maamulka hadda talada deegaanka haya.
sounds good.
lamrof 4 weeks ago
Wallee Inta Wiil , Aano Amxaaro Qaba Joogo , in aysan Amxaaro Nabad Ku Jiifan Jigjigo!!!
Ilaa Harar Insha'Allah , Dagaalku waa Dadaan Darti Kolba Qolaa Wadaantu u Dhacdaa , Hadda waa Wayaanaha Gelinkiisii , Gunaanad ayuuna Hadda u Muuqdaa !!
bashiircali22 8 months ago
Anoo 30 sano ka maqnaa magalada jigjiga ayaan markii iigu hureysay tagay 3 sano ka hor. aad baan uga helay,inkastoo aanay wax weyn is badalin,waxa se imika ii muuqda intii aan kasoo maqnaa in ay aad u dhisantay oo wadooyin ballaadhan oo laami ah laga dhisay.aad baan uga mahad celinaaya maamulka hadda talada deegaanka haya.
hambaabir 1 year ago
masha allah jigjiga qurux
QalanjadiiJidwaaQ 1 year ago
manshaa allaha magaladii jigjiga caadi maha. sawta nuuraysa jigjiga. maxay baladhatay magaladii. oo ay quruxbadnatay.
MrKeenadid 1 year ago
WAAD MAHADSAN TAHAY DALMAR SXB jIGJIGA AR MACANAAYDAA MAGALADU MUUQAALKEEDU FIICANAA WAA MAGALADA GAYIGA SOMALIYEED UGU DHIRTA BADAN BUURO WAA WEYN AYAY KU DHEX TAAL WAA QURUXDII UMADA SOMALIYEED WAXAANA U DHEER WAA NABAD BARWAAQO WAXAA DHALA NABADDA UMADA GAYIGA IYO GUUD AHAAN SOMALIDA WAXAAN FARAYAA NABAD IYO MIDNIMO KUWADA NOOLAANSHO iNTA DHIBAATAYSAN ILAHAY HAKA DULQAADO IN NABAD QABTANA ILAHAY HA BARWAAQEEYO ALLOW AAMIIN.
qaranradiye 2 years ago