Naf hamida awgaa
Intaa kuu hadaaqdoo
Hiil kaa sugeysaa
Hadimada ka eegaa
Haasaawahaagiyo
Wali hadalladaadeey
Naftu haybinaysaa
Huunooy adaa
Alla huunooy
Huunoy Zahraay
Huunoy dartaabaan
Heesaha u mariyaa
Hobol baan ubdhiibaa
U hibee iraahdaa
Naf hamida awgaa
Intaa kuu hadaaqdoo
Meehanowga hawdkaa
Soo hoy isleeyee
Hagoglaha Libaax iyo
idil habar dugaagbay
Ka dhex haybinaysaa
Huunooy adaa
Alla huunooy
Huunoy Zahraay
Huunoy dartaabaan
Heesaha u mariyaa
Hobol baan ubdhiibaa
U hibee iraahdaa
waw aad ayan uga danbeeyaa fanaanka wayn ee Miiraale
ibraahimlows 1 week ago
nice songs mashllahi
aiishasexy 1 month ago
kani isagaba is cajabiyey, waa toos from ceelasha biyaha to euope
caruur1676 2 months ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkk igadaa ciyaarta caadi maahan weyshidan tahay hestaan
muhudiinjini 2 months ago
woooooooooooooooow miiraale illaah cod wuuku siiyey nooloow
Hibaaq2010 5 months ago
niceeeeeeeeeeeeeee
malaak1 5 months ago
waaaaaaaaaaaaaaaaw miraale viva na ader
SuperDajiye 7 months ago
caadi mahaan
Sanaagmedia 8 months ago
loveeeeeeeeeeeeeeeeeee it madaaale you are amazing huuno ilahay ku daayo ameeen
MIZZBORAMA 8 months ago