Waa runtaa GOOS GOOS RIWAAYAD ODAY CABDULE HEESO

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
106,555
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Oct 4, 2008

http://www.saafifilms.com ka daawo riwaayad gaaban oo qosol badan shactaro ah oday cabdule ilka case xamar lagu sameeyey deen iyagoo dhan ka daawo saafi films

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (18)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @SomCitizen Walaal waad mahadsantahay Jazaakallaaah, walaal aan ku dadaalno in aan dadka wanaaga farno inaguna aan samayno walaal aaladaana waa in ka faa ii daysano maxa ayeelay si dhib yar ayaan dadka Diinta ku gaarsiin karnaa, Tusaale ahaan hadii aad Youtubka muxaadaro soo geliso qof walba oo dhagaysta ajir ayaan ka helaynaa taa cagsigeedana hadii aan hees soo gelino danbi ayaan ka helaynaa marka walaal aan wanaaga badino '' Safar ayaan wada nahay aakhiraana safar u nahay e ''

  • @SomCitizen Sax walaal waan qirtay in aan si wax qaldan wax u soo qoray balse waxaan soo qoray erayga '' FAASIQAD'' taasna waa eray af carabiya waxaana lagu dahaa qofka danbiga gala kumana qaldanayn, balse in ana qalad galay ayaan qiranaa waxaan qalday naf iyo shaydaan ayay ka ahaadeen.

    Balse wax wanaaji ayaan islahaa waxaana iga xanaajiyay dadka u sacab tumaa xumaanta waxaana meesha ka waayay qof '' MACRUUFKA'' dadka faraa wax xumaan faraa maahee walaal waad mahadsantahay in badan.

  • @bashiircali22 Tan labaad, qoraal kaygii hore haddii aan kugu gafay waan kaa raali galiyey.

  • @bashiircali22 Wixii wanaag ah in la isu sheego way haboon tahay, qaab wanaagsana in la' isugu nasteexeeyo ayaa fiican. Bal waxaa dib u fiirisaa arayada aad meesha kusoo qortay, miyey kula haboon yihiin? aniga waxay iila muuqdaan af-lagaado qayaxan iyo qaab asluubta ka fog inaad wax usoo qortay. Marka ugu horaysa Maryan Mursal waa qof dumar ah, hooyo Soomaaliyeed na ah sharaf & cizi ku dhex leh Soomaalida, haddii ay khaldan tahay waxaa wanaagsan in si wanaag ku jiro ugu nasteexayso adon caytamin

  • @SomCitizen Waxaad igu dhahday maxaad adiga ku keenay meesha , walaal Youtubka Xuduud malahan adigoo wax khayra iska dhagaysana ayaa wax kale ku soo dhac dhacee taana ulama jeedo in aan aniga u bareeray balse  markaan arkay in waxa wax xun yihiin waxaan damcay in aan wanaaga isku baraarujino, maxaa yeelay '' Waxaa nahay Ummad Wanaagana is farta Xumaantana iska reebta'' Diintana 1500 ku dhawaad Nabi la,aan nama soo gaarteen hadii aysan jiri lahayn dad wanaaga faraa, xumaantana reebaaya, Asc Wr

  • @SomCitizen Walaalkayga Qaaligaayoow Danbigaaga hore iyo kan Danbeba Allaha kuu dhaafee '' Maxaa Iigu Xad Gudbee?? walaaloow inta aad saas ii caayi lahayd in aad wax wanaagsan ii sheegtaa fiicneed, teeda kale walaal aniga waxaan dhahay wax aan jeebka kala soo baxay maahan ee waa wax Diinta ku taal , nabigana aw na faray. Ma in Musik danbi tahay ayaan diidanahay? Ma in gabadha Muslimadaa jirkeeda soo bandhigto oo rag ka ajnabiya dhex boodo ayaan Danbi wayn ahayn? Walaal ha igu xad gudbin Thanks.

  • @bashiircali22

    Heesaha haday xaaran yihiin maxaa ku keenay meesha? maxaa kasoo doontay? stupid kaano kala iska jira... Waraa, Fanaanada qaranka ha u gafin amaan bay kaa mudan tahay bilaa adab yahow.

  • islaantaan waaba da e may Faasiqnimada iyo qaawanaanta iska dayso?

    Allaha kusoo hanuuniyo faasiqad in aa tahay waanba u jeednaaye sabatoo ah cawradeedii ayay soo bandhigtay teeda kale muusiga waa xaaraam wayna heesee rag bay ku dhex heesee waa mid kale hadana codkeedii cawrada ka ahaa ayay soo bandhigee

  • riwayadaan waxa layiraha waa runtaa

  • ruwaayadan magaceda sha iisheegi karo

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more