Top Comments
All Comments (40)
-
Khatumo state bilic dalka iyo qaranka Somalia waa mahad santahii khatumo state ilahay hayna garabgalo shaqadiina gobalka soomaliyeed oo curtay ishalaa
-
geeedi dheer muxuu calaf gacal ooman kalararay mise geed kukala xiray.waaahwaaah
-
heestan waxaa sameyay maxamed ciise cabdi ooahaa maclinka xasan aadan samatar ilaho u naxariiso aamin wuxuu ku dhintay abwanku nijiriya oo ah abuuja reer dhagaxbuur ogadenia ayuu ahaa
-
Well said shumey si fiican bad u dhigtey, Heestan WAdankeygii hooyo bay isoo xasuusi murugo ba i qabta suu manta yahay,lakiin waxan rabi laha qof isoo qora heesta dhan oo somali ah xogaa le ka fahmey heestan waa my fav runtii waa heestan heesaha dhan u jeclahey iyada iyo heesta la dhaho indhodeeraley.Meaningful words bay sidata heestan.
-
Waa erayaddi Xasan Ganey musiadda waxaa saarey muluxamiistaha wey Axmed Nuur Jaangaw(aun) Codku sheegis uma baahna
-
kkkkk
-
geedi dheer muxuu calaf gacal ooman kala raray
This song consists sad news, Hassan's lover has been force to marry someone else by her parent, and he feels lonely, that is why he is in the forest.
Goroyeey Gabal kuu dhac means, Goroyo can't see properly when sun falls, it must sit that place untill sun raises again.
Since he Lost his lover, he seems that he is like GOROYO, in the dark place
hooshhound 2 years ago 8
two person who love each other but there is border they can't cross each other i wonder how somali man poetry and phylosophy but is not working how they are big view and is not working peace our nation we need to cross this dark way and get out light
shumey123 10 months ago