hiigsi sxbow adigu ma rayaale ayuunbad diidan tahay mise siyaasada wadankoo dhan baad dhaliilaysaa.anigu dhamaan 3 xisbi waan ka soo horjeeda no udub wala ucid plus kulmiye.sxbow bartan kala hadlayo fahan.waxan u baahan nahay dhalin yaro aqoon leh oo wadaniyiina ragan aad arkaysaa waa wada hawl gab.
sxbow don't be close minded one,we need change.rayaale hadii u lacag qaatayna waa typical african leader,sxbow adigu ma waxxd tageraysa ismacil oo xashiish iyo wax dil ku faanaya
hiigsi sxbow 3 waxan iskugu lifaqayaa 3duba sland ayay ka jiraan.waxan ku waydiiyay adiga sxbow cadaaladu ma xisbi inay si gooniya u qabataa mise waa inay sintaa.hadii UCID iyo KULMIYE ay diiden in la tartamo UDUB maxa loola tartamaa mise INA RAYAALE waa sharci gooniya waxa qabanyaa sxbow midna iga hoo ismaaciil yare waa ceeboobay markii hore aya lagu qaldamay dee waxa shirka looga tuurayna wax kale maha ee ciyaala xashiish in uu sland matalo ayan la doonayayn
hiigsi sxbow ka waran hadaan ku iraahdo dimuqraadiyada lafteeda ayaa been ah waanan kasoo hor jeeda is sland lagu maamulo.waar maxaa u arkay umad muslima dimuqraadiyad.sxbow muslimban nahay kitaabka waxa dhaafsan waa been iyo halaasi
ina rayaale waxa u la qabaa kali talisnmada dhaman madaxda sland u tartamaysa FAYSAL waa diiday in lagula tartamo ucid SIILANYO iska daa hadlikisa sxbow 3NIN waa isku mid yayn caadifadi ku qaadin this sfrican leader style
war heedhe ina rayaale walee wuu sax san yahay siilaanyo waa diiday in lala tar tamo faysalna waa diiday.dee isagna ha diido dimuquraadiyadu ma udub ayay si gooniya u haysaa
adeer waxa yaan been la isku sheegin anigu ninkaa waa raacsanahay waar ilaa goorman ku jiraynaa qabyaalad ilahay ka baqa
3 nin si siman ha loo eego hadii kale waxeenu waa ka kac
3 xisbi waan taageersanahayh anigu makala jecli ninka madaxweyne inuuu noqonaya laakiin waxaan si wayn ugu soo horjeestaa wax kabadan 3 xisbi inaan samaysano hadii ay xisbiyadeenu farabataan taasi waxay inoo hor seedi karaysaa inaanu kala jajabno oon noqono qabaa'il,
qasali 3 years ago
hiigsi sxbow adigu ma rayaale ayuunbad diidan tahay mise siyaasada wadankoo dhan baad dhaliilaysaa.anigu dhamaan 3 xisbi waan ka soo horjeeda no udub wala ucid plus kulmiye.sxbow bartan kala hadlayo fahan.waxan u baahan nahay dhalin yaro aqoon leh oo wadaniyiina ragan aad arkaysaa waa wada hawl gab.
sxbow don't be close minded one,we need change.rayaale hadii u lacag qaatayna waa typical african leader,sxbow adigu ma waxxd tageraysa ismacil oo xashiish iyo wax dil ku faanaya
we need change
NoCeVil4ever 3 years ago
nocevil4e.. akhriso wararka laga qoraayo siyaabaha u kala duwan yihiin shirarka xisbiyada qabsadeen iyo siday u maamulayeen, Ninkan Riyaal ee aad difaacayso dalka waa laga qabanayaa, hadii kale wadanka waa burburayaa, cadaaladaro iyo dhaqaalo xumo awgeed. Riyaale 7 sanno ayuu xukunka hayay wadanka wax u qabtay majirto, lacag ayuunbu uruursanayaa wakaa qahire iyo dubia guryaha ka dhisanayaa, caruurtiisana dibadaha u diray. ma kaa ayaanu mar labaad dooranaa waa maya maya!!!!!!!
hiigsi 3 years ago
hiigsi sxbow 3 waxan iskugu lifaqayaa 3duba sland ayay ka jiraan.waxan ku waydiiyay adiga sxbow cadaaladu ma xisbi inay si gooniya u qabataa mise waa inay sintaa.hadii UCID iyo KULMIYE ay diiden in la tartamo UDUB maxa loola tartamaa mise INA RAYAALE waa sharci gooniya waxa qabanyaa sxbow midna iga hoo ismaaciil yare waa ceeboobay markii hore aya lagu qaldamay dee waxa shirka looga tuurayna wax kale maha ee ciyaala xashiish in uu sland matalo ayan la doonayayn
NoCeVil4ever 3 years ago
Nocevi4ever kuman fahmin waxaad sadexda xisbi isku lifaaqayso. waxaan kunidhi ucid iyo kulmiye shirkoodii dhacay si kastaba haw dhacee lama mid ah kan udub, kan udub qofkii ku dhawaaqay in sharaxn yahay waa loodiiday inuu shirka yimaado kii fart taaga shirka dhexdiisa askar ayaa qabanaysa oo soo tuuraysay sidii ismaciil yare ku dhacday waliba lohanjabay in madheera la geenayo.
walahay waxaan xasuustay xuligii af wayne.
hiigsi 3 years ago
hiigsi sxbow ka waran hadaan ku iraahdo dimuqraadiyada lafteeda ayaa been ah waanan kasoo hor jeeda is sland lagu maamulo.waar maxaa u arkay umad muslima dimuqraadiyad.sxbow muslimban nahay kitaabka waxa dhaafsan waa been iyo halaasi
ina rayaale waxa u la qabaa kali talisnmada dhaman madaxda sland u tartamaysa FAYSAL waa diiday in lagula tartamo ucid SIILANYO iska daa hadlikisa sxbow 3NIN waa isku mid yayn caadifadi ku qaadin this sfrican leader style
NoCeVil4ever 3 years ago
Ninkan Riyaale ee diiday in Xisbiga udub dhexdiisa lagula tartamo si Dumuqraadiya, Dalka cadaalad kuma hogaan karo waa kalitalisnimo. Waad ogtihiin Dawladii dhamayd ee Somalia lagu burburiyo cadaalad daro iyo kalitalisnimo, maanta waxaad mooda wixii aanu ka soo dagaanay in dib inagu soonoqday waa ayaan daro, waaliba ninkii Dawladii hore katirsanaa Nns xukunka lodhiibay waa wax mucjiso ah.
Ha ka sugin in Dalka cadaalad lagu dhaqmo Doorasho xalaalna dhacdo cadhuuftaada dib u liq.
hiigsi 3 years ago
war heedhe ina rayaale walee wuu sax san yahay siilaanyo waa diiday in lala tar tamo faysalna waa diiday.dee isagna ha diido dimuquraadiyadu ma udub ayay si gooniya u haysaa
adeer waxa yaan been la isku sheegin anigu ninkaa waa raacsanahay waar ilaa goorman ku jiraynaa qabyaalad ilahay ka baqa
3 nin si siman ha loo eego hadii kale waxeenu waa ka kac
NuSshilin 3 years ago
U=united
C=crackers
I=intranational
D=dumb ass
we need achange no more odayaal retard ah s land youth stand up
xertaqaadka 3 years ago
xertaqaadka 3 years ago