Seynab Cige - Somali Music

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
79,886
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • tol'ay oo tol'ay...

  • dabadii weyneyd bey raga tu seysaa

    waa habar waalatey aaqiradeediina

    wey hilmaan tey ilaahayoow

    toobada ku soo dug habartaas

    is qaawisey

see all

All Comments (37)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Kkkkk islaantu markay muwadaniyada isku badasho codkeedu wuu isbedalaa...wayba mirqaantaa oo gariirta ahhhhhhhh no blame on her..Somaliland wadnahaad ku taal...

  • Seynab Cige waxaan u maleyn jiray inay tahay fanaanad Qaran'' balse hada waxaan ogaaday inay Qadiyad Somaliland gashay iyo Qabiil.

  • aad ayaan uga xumahay in aad loogu af lagaadeeyo fanaanada laguna sheeg sheego qeybo jirkeeda ka mid ah iyo meel aan habooneen in wax laga sheego isku xushooda hadaa cayneesiin maxaa u dhageesaneysaan heesteeda

  • Acuudubilaahi minasheydaani Rajiim, Ashahaadka maxey marada ugu qoreen oo ay ugu hor niikinayaan war qaldaan yaa wax u sheega waa dad wareersan xitaa habrahoodii

  • saynab gariirto ha lagu naanayso kkkkkkkkkkk

  • ilaahoow soo  hanuuni islaanta oo soo malilaand oo dhan xaqa iyo wada dhalashadeena tus amiiiin yarabi

  • KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK ISLAANTII SAYNAB WAA

    SHIDANTAHAY

  • Fanka iyo Fanaaniintii Qaranku waxay qiima lahaayeen Intii Dowladnimadu jirtay, ha la yaabina Qurbaha wax kastaa lagu arkay, Waxaase Soomaaliyaeey aan la hureyn in la isku tanaasulo lana is cafiyo oo waddanka aan dib u dhisano, Seynab Cige iyo Fanaaniinta kaleba Allaha Soo hanuuniyo.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more