Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

GALANGAL __ (Gabay) Maxmed Ibraahim Warsame {Hadraawi}

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
25,334
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Aug 18, 2009

Waa gabay waayo xambaarsan oo qiimo badan. Sida uu Hadraawi caddeeyey waa gabaygii uu qadiyad ka tiriyo kii ugu horeeyey. Waxana uu kaga qayb galay munaasabad lagu qabtay Golihii Murtida iyo Madadaalada ee Xamar. Xilligaana waxa Xamar booqasho ku joogay maddaxii Fiitnaam oo dagaal ka dhaxeeyey Maraykan oo waddanka koonfurtiisa haystay. Soomaaliduna Taageersanayd wakhtigaa iska xoraynta reer-galbeedka iyo Hanti Goosadkooda. Waayo Soomaalida maamulkoodu xilligaa waxa uu ahaa Hanti-Wadaag.

Category:

Comedy

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (7)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • gob gob dhashaay soomali oo dhami galaad ku leh gabay maaso tiriisay amaan heeso ku leh somaali gabigeed garmaan iyo faraas geesi loo xuul gabiigood inta dalkeena joogto geesi goboniimo u diiriir somaali ha midoowdo ka wada simaan geesi loo doortaa tahay

  • alle godka hakuu nuuro wax badan baad soomaalida ku soo kordhisay

  • waxaasaaa gabay ah, gob gob gobonimo.

    indochine waa gabay Globol ah, caalamka daafihiisa ayaa naloooga gabyayaaa..

  • HADRAAWI NIN BILAAD MUTAYSTAY.

    

  • maasha allaah abal hadrah aabaha murtida soomaaliyeed ,maca maymeey waa u sitaa ninkani aabuu u yahay

  • ILMAXALAAL JECEL CORIYADA IYO NOLOSHA XORTA AH EE LAYIDHAAHDO FREEDON LIVE

  • maansha allaah, hadraawi gabyaaga koowaad ee caalamka

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more