http://www.wargelin.com/?p=203
Follow us on Twitter: http://twitter.com/AbdisalamAato
Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dhisme la gubay, idaacadda VOA oo aad moodo in beryahan danbe ay si xowli ah ku dhaafayso idaacada Qadiimiga ah ee BBC-da, taasna tusaalaheeda ayaan idiin soo bandhigaynaa, waxaan kaloo kusoo qaadanaynaa video cajiib ah oo aan jeclaysanay inaad nala daawataan, waxaa kaloo aan idiin haynaa qeyb cusub oo aan ugu magac darnay "Xaqiiqo Raadis" oo aan ku falanqaynayno Maxaa sababay in ganacsatada Soomaaliyeed ay dhibta taagan maanta iyo dagaalkan aan dhamaadka lahayn aysan usoo dhex galin, iyo qeybo kale oo ku xiiso galiya.
maan sha allah sxb aad iyo aad baan u fiicntahi waayo waxaasaa aad dadka soomaliyeed u qabanysow
zakirbashiir 1 year ago
where can i get the song in the intro.
let me know
warero 2 years ago
Well done Abdisalam Aato and the team. The kind of programme we really needed, frankly. Very informative, educational and really interesting. And it is easier for people to see it online globally. Looking forward to the next episode and keep up the good work.
Mohamedgacal (Macow)
Ismalure 2 years ago
well done A/Salam Aato iyo dhamaan akhyaarta kuhowlan soo gudbinta barnaamijkan xiisaha leh . waxaan idin rajeynayaa guul iyo horumar .
TheAadane 2 years ago
1st comment.... Nice program...but please make it longer...thanks
duranali 2 years ago