Xamar nin iska leh malaha ee somali ayaa leh ee dadkiina ku haayo gobol gobol ayaa loo leeyayay waad waalan tihiin maanta ku dhawaad 19 ayaa laga jooga dagaalkii sokeeye oo illa hada socdo marka illah ka cabsada oo qabiil kan dhuuxa idinka galay iska daaya oo somali ku abtir sada somalia ayaa tihiine. tan kale amaanta aduunka oo dhan qatin billahi ayuu naga joogaa oo waxaan noqonay dad dhulkooda iyo dadkoodii gubay ee aan wax iskula harno
somalia guul iyo gubanixmo ayaa u dambayso insha alla
muqdisho wa magalo madax hadana beel ba iskaleh adeer ee riyada ha laska daayo
Cunaayecabaaye 1 year ago
yes,that is true sis.
ultratribalist 2 years ago
fiiri,aamus sharmuuto!
ultratribalist 2 years ago
Xamar na waxaa burburiyay Abgaal iyo Hawiye oo dhan. Xayawaan wax oo ahayn ma tihideen.
fdama 2 years ago
Muqdisho waa Magalo madaxda Dalka somalia Xamar cadde cidna uma gaar aha, waa casimaddii somalia, waxan raba inan shego aniga xamar ayan ku dhashay, gar ah madina hosbital abgalna mahi, dadka buka ee u heysta in qabiil iwm leeyahay casimadda, ogow waan diidney qabyaladda aad xayeeysiineyso. SOMALIA SOMALI BA LEH, XAMARNA SOMALIDA OO DHAN. QOFKA SOMALIGA AH MEEL KASTA AYUU DALKISA SI XOR AH UGA NOOLAANAYAA ISAGOON LA KULMIN WAX CAQAB AH.
mukhtaari 3 years ago
muqdisho anigaa leh waxaa rabto ugu yeer. soomaali oo dhan baa leh. nimanka ku haya rer hebel aa leh adiga magacaa rabto isku sheeg gurigaada leed leedahay magaalada nin walba meeshuu rabo ayuu ka daganyahay. adiga gurigaada aad leedahay. rer hebel gurigiisa waxna kaa siin maayo marka wwaxaad kaga faanaysid aan la yaabanahay
govinda8900 3 years ago
I tHo moqdisho was a somali capital city and not a clan city??
missgarowe 3 years ago
vivooooooooooooooo abgaal land xamar
toxobow4xamarcade 3 years ago
ohhhhhhh dude it's worse than hungary! i can't believe it!
dcasanovax 3 years ago
Xamar nin iska leh malaha ee somali ayaa leh ee dadkiina ku haayo gobol gobol ayaa loo leeyayay waad waalan tihiin maanta ku dhawaad 19 ayaa laga jooga dagaalkii sokeeye oo illa hada socdo marka illah ka cabsada oo qabiil kan dhuuxa idinka galay iska daaya oo somali ku abtir sada somalia ayaa tihiine. tan kale amaanta aduunka oo dhan qatin billahi ayuu naga joogaa oo waxaan noqonay dad dhulkooda iyo dadkoodii gubay ee aan wax iskula harno
somalia guul iyo gubanixmo ayaa u dambayso insha alla
zamzamcadey 3 years ago 2