heestaan heesta sanadka cusub maahan ee waa duli nimada somalida ku soo kordheer in habrihiina ay diyaano is mariyaan oo ay candhadooda banaanka keenaa iyo jirkooda gabdhihii yar yaraana aya ku sii ilbaxaayaan camal kuna sii duloobaayaan waa hoogeena
caadi ma ahan heestaan sida loodhigay
abukarmz 1 day ago
i want in aan kudhowro sidii dhalaan aadhalay lol but hwwwwwwwwwwwwwwwwww
sniperperson1 2 days ago
ilove u like crazy ur so hot husain
sniperperson1 2 days ago
caadi maaha gabdhaan waa reer xamar asal ah viva xamar cadeey heesaheena is the best of somali songs.
dagdagaye 3 days ago
@MsRoseEver bahahah s oTRUE
cuterim 5 days ago
dadkan af xumada ma dagaaladii kala yimaadeen.ingiriisi ha ku qorina, dadka yaabi.
nololwacan 6 days ago
hadii la waalanaayo waa saan gabarey waa qurxantahay laakiin saan isku dhaan
jaango84 6 days ago
Bilaa edeb waaye dadka meesha wax ku soo qoraayo, waxba yaanan leysku qancin dulli iyo aflagaado, sow ma ogid heesoo dhan waa denbi, somali weyn waa rasist, qaasatan markey noqoto dadka ilbaxda ah, beesha reer xamar maahi balse xamar ayaan ku dhashey waxaana aaminsahay in gabadha iyo wiilkaba ay soo bandhigeen modelka cusub ee adunka ka caanka ah, kuligiin hadada fiirsataan sahro iyo samatar oo sidi takabaan u taagtaagan,waad amaaneysiin, kuwaan jiliinka fiican waad.. shitt.. u all rasist. go
riishba 1 week ago
heestaan heesta sanadka cusub maahan ee waa duli nimada somalida ku soo kordheer in habrihiina ay diyaano is mariyaan oo ay candhadooda banaanka keenaa iyo jirkooda gabdhihii yar yaraana aya ku sii ilbaxaayaan camal kuna sii duloobaayaan waa hoogeena
nafuroone 1 week ago
war iska daaya dadka waa somali si kastaba camal
nafuroone 1 week ago