Hees Somali Wadani (Arligaygow)
Uploader Comments (kuulka4)
Top Comments
-
arligeygoow alloow nabad iyo horomar kusiii, soomaliya sidii hore barisamaadki alaha noogu sooceliyo, aamiiiiiiiiin
-
waa erayadii abwaankii caanka CABDI BASHIIR INDOBUUR!! Ilaahaay ha u naxariisto!
All Comments (70)
-
The dislikes are from Alshabab and their filthy foreign fugitives!
-
dhulkeyga i love you
-
my mother land somalia xamar cadaa i love u endless
-
I will Be Like My Adeerkey Wadani Inshalaaaaaaah adeer cabdi bashiir indhabuur
-
Every country is striving to move foward and build a better country than they have.
Somalia is striving to have a country they once had in 1970s lol
-
heestan waxaa qaadi jiray first time Fanaankii weynaan ee Timo Jilic Allaaha u naxariisto
-
xamar waa qurux badanyahay!!!!!
-
2 dislikes waa G. Bush iyo dadka soomaaliya gubay !
Kuulka 4 Waxaa tahay cadowga abdullaahi yusuf qaraar baa ku haayo abdullaahi yusuf waa ninka ee somalia rabay in ee nabad noqoto lakiin Somalida qabiilka ba ka buuxo. Nabada qabiil beey ka doortaan, Yaa madax weeyne u ah maanta Somalia oo mexee iska badashay abdullaahi yusuf marka u ka dagay kursiga ee aan dhibaato eheen? kuulka 4 wa faqash aan waxba ogeen ee abdullaahi yusuf le kaga dhagtay,wax isku fal ee dadka qiimaha leh ka dhamoow nacas yahow
seeytun 1 year ago
@seeytun Waad kumahadsan tahay fikirkaaga, balse muuqaalkaani waxa uu ahaa 2sano kahor. Somalidane kalama jecli hadba waaqica jira in la muujiyo dabcan waa wax meesha ku jira. Shaqsiga aad magacowday oo keliyana kama muqdo filinka. Balse sidee Somalida dhibka caamka ee haysta maanta aan kaga baxnaa ha la isku boorio ee ninka jeclaysiga aan iska ilowno waa waxa maanta herka aynu joogno na dhaxalsiiyee!!! Markale aad iyo aad yad ugu mahadsan tahay aragtidaada @seeytun
kuulka4 1 year ago
well done kuulka love the song ,check mine as well is the qaraami one ,then be the judge loolz
xaliimaale 3 years ago
Lolz Xaliimaale! gr8 work much much better then mine. thnks for coping some of my ideas loved it.
kuulka4 3 years ago
lolz kuulka thanks sxb very kind of u ,and yeh i did copy some of your i ideas i hope u forgive me if it looks copyrighted kkk ,take care.
xaliimaale 2 years ago
dnt wory sxb its ok I m happy u copied it. Very broud of you, keep up the good work!
kuulka4 2 years ago