Shir Maamul Goboleed loogu sameynayo Qaarka mid ah Gobolada Koonfurta Somalia isla markaan alagu Cambaareeyey Afduubkii Samafalayaashii Mandheela ee lala soo galay Gedo ayaa ka dhacay Magaallada Amesterdam Wariye Abdiweli Garyare
Top Comments
All Comments (14)
-
waa tilaabo horu socod ah waana arin aad loogu riyaaqo waana guul u soo hoyatay dadka Jubbaland iyo Galguduud in ay aayahooda ka tashtaan ha noolaado mudane maslax
-
This is a positive news. The guy who is reporting the news has talent in the Somali language, well done bro.
-
Hanbalyo--------Aad ayaan ugu boogaadinayaa Beesha iyo Waxgaradkeeda, inay maamul samaystaan ka arimiya goobahooda. Wakhti dheer kadib oo aad Dawlad Soomaaliyeed u hanqal taagayseen, waxaan is lee yahay ceeb maaha, inaad maanta kahataan sugidii. Wadininimaduna sidaas maku lumayso ayaan isleeyahay ee Go-Ahead with it.
-
good hard work and effort Mareehan Folks, Kudoz to you. let's hope this plan works out for not only those 3 regions focused in the meeting but also for the rest of the country insha allah. finely we have noticed the faiding idiology of Somali warlords and the awaking attentive yet fresh new somali generation
-
Maashaa'alaah waa wax fiican in wal lawada qabsado
C/wali garyae waa nin wanaagsan hadana dadaal badan waan ku salamay iyo Cali Mxamed Ciid waxaana leeyahay dadaala.
allahu akbar
we the youth need to organise support our brethring and bring peace to our lands
I for one am ready to contribute to this just cause
god bless reer Jubbaland ,Galguduud and somaliwayne
somalia needs the house of sade
somaliHQ 2 years ago 8
Masha allah ..waxaa mudan xusid in besha sade ay arkeen wax wadankii hooyo ka socdo dhigodana tusay in ay iskutash taan taasi waa fikir wanaagsan waxana leeyahay war isku tashtay somaliya waa loo tashtaye ....Mahadnaq balaran waxa leh miss Xamzah hanolato oo kalintii dumarka iyo tii ragaba ka dhax muqatay .sido kale ninka dada yar ee Wariyaha ah Garyare sida aan magaca ku maqlay ..wawb waxaan kaloo ku farxay Mr Ahmed Dhagax tuur Oo mujiyay Kalinti dhalinta .
MrCanshuur 2 years ago 8