Idaajaa - Lecture
Top Comments
All Comments (22)
-
Allaha deysto Idaajaa iyo Dadka suugaanta somaliyeed madaxa ku haysta, ee waxaan rajeynaa inteysan idaajaa iyo asxaabta kale aduunka kategin, halaga gurbiyo cilmiga suugaanta oo alle ku hibeeyay.
-
33kun oo qof ayaa dawatay waxaana ka heshay afar qof kaliya yaab
-
@TheWaiting22 Malaha adigaa daroogadii Dhegabacayr ka haro anigu waxaan ahay mid kugu dhaama adiga iyo noocaagaba Suugaanta Soomaaliyeed ee badda ka cab.
-
@dhagax Dhagac talo ma heysid adiga iyo odaygaan qabiileystaha ah ee na dhaaf plz. Wakhti ku lumin maayo dood Idaajaa!
-
Maabka yaa qoray? waxaa qoray kuwii dhulkaas itoobiya siiyay laakiin inagu waxaan u garaneynaa somali galbeed ogaadeen kaliya ma daggana meeshaas waa dhul soomaaliyeed oo la haysto.
-
@calaamad adiga calaan ayaad tahay maanac xaasad ah,moorayaanta wax kasta cagta mariyey inaad tahay ayaad inoo sheegtay,sida dugaaga loo yureeyo ayaad fahamtaa mar dambe meelahan oo kale ha iman orod meeshii aad fahmeysaa dadka noocaaga oo kale ka raadso.
-
@RahmaCadeey futaada xaarka ku yaal iska tir,meesha kalena iska dhaq
-
idaajaa ileyn waa nin doqon ahaa waxaan u haystay nin abwaan ah
doqon qabyaalada ku gaboobay doqon
-
Magacaa ba'ye ma idaajaa baad leedahay cantarbaqash. Ninka taarikkhda ugu sarreeya suugaan ruugnimada iyo faalleynteeda. Waxaa ka sii daran codka halleesiga ee aan wali la arag fahmadiisa. Dhaqan aqoonta iyo halabuurkana allaa u hibeeyay. kaagan leh cantarabaqash ilama aha inaad suugaanta iyo dhaqanka ama xaasid xumo laabtiisa buuxsheen baad tahay!. Maxaadse ka qaadi kartaa eebbaa sare yeelaye si walba oo loo eego?.
-
Adigu maxaad sheegaysaa sxb teedakale maxay tahay suugaanta uu beenta ka sheegay, mise waxaad ka waysay suugaan khusaysa lowya kuusta loool
Maya taano ma ahan ee waa nin Soomaaliyeed oo hura mariyey luqdeena..One Somalia for ever...Koofur, waqooye jabuuti NFD, Somaligalbeed
mrdee1 3 years ago 6
mrdee1 your right and i do agree with you but it not called Somaligalbeed it is called the Ogaden go look at the map.
Sheywaal 3 years ago 3