kuligood waa isku aqli, maskax iyo aragti = in dadka soomaaliyeed ee ay magacooda ku qaraabanayaan loo karbaasho AIDS-ABABA si ay xamaali ugu noqdaan.
kiki2801 looooooooool so funny... u guys are really comedians !! the man with the glasses is absolutely illiterate he can't even read properly, also saying degmada Muqdisho damn it !!!! anyway i wish puntland all the best
Tankale waxaan ka xumahay hadalada u soo qorayo ninka lagu magaacabo Calaamad oo afka iskala galaya dad uusan aqoon ulahayn ... marka nin oday ah intaad iska dhigtid caruurnimada aad meesha la soo galaysid iska dhaaf wax kula taliya ayaad waydaye xasan ma hooyo buu qabaa maxaa sidaas o dhan ugu caayaysaa
Waanu ka xunahay inay dad waxmagarato ah ay iska caayaan ama ay wax kasheegaan siyaasiyiinta mida kale waanu soo dhawaynaynaa madaxwayne xasan abshir faarax waxaana ku rajaynaynaa guul iyo puntland oo aad nabad ku so celisay sidii horayba laguugu yaqaanay ,, horta xasan ma ogtihiin in uu siyaasiyiintii hore ee somalia yahay uuna jagooyin badan kasoo qabtay xukuumadihii so maray dalka .. waxaana ka codsanaynaa shacabka reer puntland in ay nala doortaan mudane xasan abshir faarax
jirde2004 puntland waxay kutusaysaa in ay is badal diyar utahay laakin somaliland wali nin baa iska haystakkkkkkkkkkkkkk. war kan wuxu hormariyey jamaacadii wuxuuna kusoo dhameeyey oo mar danbe uu soo xasuustay dugsigii hoose/dhexe iyo dugsigii sare wan ku qoslay kkkkkkk puntland bal aan aragno sida uu cade uu u ogolaado in uu ka dago iyo in uu iska sii saarnaado sida africanku ubadan yihiin oo kale.
I think you right. qof kasto wuxuu xaq u leyahay in is sharaxo. Haddii aysan xabad wax lagu radin anigana waan soo dhawanayaa. walaal yaal aad bay u waanaagsan tahay in maanta siyaasiinta Somalida doorasho ka hadlayaan iyo cod bixin.. Xasan Abshir wuu qaatay good step in uu codka raadiyo. Walayaal caydu ma wanaagsano maantana haddii. Walayaal arintaa soo dhaweeya. adduunka kale cod bay kula baxaan maantana Somaliyana miyi iyo magaalo cod bixin, iyo wada tashi bay mudan tahay

generalwow 3 years ago

lajeclow111 3 years ago
Tankale waxaan ka xumahay hadalada u soo qorayo ninka lagu magaacabo Calaamad oo afka iskala galaya dad uusan aqoon ulahayn ... marka nin oday ah intaad iska dhigtid caruurnimada aad meesha la soo galaysid iska dhaaf wax kula taliya ayaad waydaye xasan ma hooyo buu qabaa maxaa sidaas o dhan ugu caayaysaa
hiliblacunay 3 years ago
Waanu ka xunahay inay dad waxmagarato ah ay iska caayaan ama ay wax kasheegaan siyaasiyiinta mida kale waanu soo dhawaynaynaa madaxwayne xasan abshir faarax waxaana ku rajaynaynaa guul iyo puntland oo aad nabad ku so celisay sidii horayba laguugu yaqaanay ,, horta xasan ma ogtihiin in uu siyaasiyiintii hore ee somalia yahay uuna jagooyin badan kasoo qabtay xukuumadihii so maray dalka .. waxaana ka codsanaynaa shacabka reer puntland in ay nala doortaan mudane xasan abshir faarax
hiliblacunay 3 years ago
Asalaamu caleykum
DAWANLE 3 years ago
jirde2004 puntland waxay kutusaysaa in ay is badal diyar utahay laakin somaliland wali nin baa iska haystakkkkkkkkkkkkkk. war kan wuxu hormariyey jamaacadii wuxuuna kusoo dhameeyey oo mar danbe uu soo xasuustay dugsigii hoose/dhexe iyo dugsigii sare wan ku qoslay kkkkkkk puntland bal aan aragno sida uu cade uu u ogolaado in uu ka dago iyo in uu iska sii saarnaado sida africanku ubadan yihiin oo kale.
adoonilaah 3 years ago
Waxaa iigu yaab badnayd in maalin dhoweyd uu dadka ugu faanayey ilmahaygu mid waa baylood, mid waa injineer mid waa fulaan inta odayaashaan aan ilmahooda midkoos iskuulna uusan aadin amase jaamacad aadin uu rabo inuu laayo Allow yaa yiraa kan iska qabta.
calaamad 3 years ago 2
lol...waa la iska maleynayey in kanoo kale uusan quusaneyn...oo horta waxaa yaab leh Baarlamaan-ku-sheeggii TFG ma iska casiltey bal intuusan meeshaan u boodin. Mise kab baa u sii taal? Adduunoow ba' odayaashaan yaa dalka ka celiya? Buntalaand ku lehe ma sidaas buu ingiriis ugu hadlaa? Waxaa iigu yaab badnayd...Soomaalida waxaan kula yaabay amase maa ingiriis fiican magaalada iyo maamullada ugu magacdaraan amase maxaa Soomaali u diidey illeen waa dhul Soomaaliyeede.
calaamad 3 years ago
I think you right. qof kasto wuxuu xaq u leyahay in is sharaxo. Haddii aysan xabad wax lagu radin anigana waan soo dhawanayaa. walaal yaal aad bay u waanaagsan tahay in maanta siyaasiinta Somalida doorasho ka hadlayaan iyo cod bixin.. Xasan Abshir wuu qaatay good step in uu codka raadiyo. Walayaal caydu ma wanaagsano maantana haddii. Walayaal arintaa soo dhaweeya. adduunka kale cod bay kula baxaan maantana Somaliyana miyi iyo magaalo cod bixin, iyo wada tashi bay mudan tahay
finebile 3 years ago
waan soo dhaweeynayaa xasan abshir musharaxnimadiisa waase haddii uu nabada soo celinayo
xinbil 3 years ago