Sida warbaahinta caalamku sheegeen,waxa maanta booqasho ku jooga,Madaxweynaha Awdal State iyo wasiiro uu hogaaminayo. Waa booqasho taariikhda reer Awdal state soo noolaysay.
Madaxweynah Awdal State marti kuma aha Mogadishu ee wuxuu joogaa Caasimadii dalkiisa hooyo.
Soomaliya ma tihidin,ha sheeganina,taariikhdooda ha soo qaadina,ha la xidhiidhina,waan ka goosanay, waxaas oo dhami halkaas ayay ku dhamaadeen maanta.
Link to this comment:
All Comments (0)