Tacadi By Surqa Abdullahi
Uploader Comments (Waagacusubmedia)
Top Comments
-
masha Allah waa ka helay this ari-baayo... this is traditional way of singing this Somalian sista is doing.. and i like her voice and looks... chocolate somalian princess of the Horn of africa = Somalia
-
masha alah surqa cadulaahi noolow abayo macan waligaa shababkana iyo xisbul sheeydaan ilah kuma tusobyyy kaa naxe
All Comments (46)
-
run ahaantii she is .the best and she has a sweet sweet sweeeeeeet voice. verry gooooood
-
Caleeyk yaa Surqa. Heestaan iyo laxankeedaba waa top; Gaar ahaan sida farshaxanka leh ee aad u qaadayso waa very esthetic. Noolow
-
wooww wlaaahayw aa fanaanad aad u dagan surqa ma aheen inay fanka ka fariisato waayo cod daganaaan caadi maaahan walaaaha love u surqa
-
Kabanka iyo Codka inantuba waa outstanding. Ninkii juuq yidhaahdaba
Tacadibaa, tacadibaa lagu sameeyaa
Intaba seeftaa, intaba seftaa inataba seeeeeeftaaaa dultaal
Waa hees katurjumaytsa waaqica xamar iminka ka taagan
-
inaba caadi maahan sida ay iskugu kalsoontahay surqa yarey isma badalin
-
Ala walaal, Nooooooooooooooooooooooolow ala walaal joog oo jiir wiligaa ala waa fanaanad weyn abayo aad ayaan ku xasustaa walaal ,Afkaaga caana lagu qabay heesa haga waan xasustaa, Abaayo siduu ILAAH KADHIGA AYEEY NOQON, AAMIIN AAMIIN AAMIIN, NABAD,
-
xxxxxxxxxx naagta cod macanaaaaaa caadi ma a ahan walhi
-
aad baan ugu xunahay tacadiyada ay keeysanayaan dadka aan xukhuukhda aan akhoonin surqa cabdulaahi ilaahey haku dhaafo
Surqa Yareey xidig lagu hilmaamay Xamar-heesta tacadi waxay daawashada mareeysaa 37,955
Waagacusubmedia 10 months ago
Caadi mahan walaahi qofta wey cod macaantahey mash llah ilahey ha ku dhaafo nooloow walaashey
MrYacquub1 2 years ago
thanks to all,dhiirigelintiina qiimaha badan,heestaan waa heesta qarniga
Waagacusubmedia 2 years ago
@MrYacquub1 Surqa Yareey xidig lagu hilmaamay Xamar-heesta tacadi waxay daawashada mareeysaa 37,955
Waagacusubmedia 10 months ago